Daily Archives: 7:19 am

Dawo Malaaryo oo la ogaaday in ay sidoo kalana difaacdo xannuuno galmada lagu kala qaado

Dawo la siiyo dumarka uurka leh ee ku sugan 35 dal oo adduunka ku kala yaala si ay uga hortagto in cudurka Malaaryadu uu ku dhaco ayaa sidoo kale muujisay… Read more »

Xeer ilaaliyaha Guud ee Maraykanka oo iska casilay baadhitannada faragelinta Ruushka

Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Maraykanka Jeff Sessions ayaa cadaadiskii saarnaa kaga jawaabay in uu faraha kala baxo dhammaan baaritaannada ku saabsan in Ruushku uu farogelin ku sameeyay doorashadii Maraykanka,… Read more »

Dagaal ka dhacay Gobolka Sool iyo Khasaaraha uu sababay

Hargeysa (Waaheen) – Ku dhawaad Afar ruux ayaa ku geeriyooday Iska-hor-imaad maanta dhex maray ciidanka qaranka Somaliland ee gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Kalabaydh iyo dadka deegaanka. Inkastoo aan si… Read more »

Warbaahinta Caalamka iyo siday uga warantay Mudaharaadkii London ka dhacay

London (Waaheen) Waxaa maanta magaalada London ka dhacay mudaharaad balaadhan oo ay sameeyeen jaaliyada reer Somaliland ee halkaasi ku nool kaas oo ay ku diidan yahiin saldhiga Military ee Xukuumada Madaxweyne… Read more »

Yuusuf Cabdi Gaboobe oo faalleeyey sida dib-u-dhaca doorashadu u kala fogeeyey Somaliland iyo beesha caalamka

Suxufiga ruug-caddaaga ah Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa maanta barta uu ku leeyahay Facebook ku daabacay faallo kooban oo uu kaga hadlayo xukuumadda Somaliland iyo beesha caalamka oo sida uu sheegay… Read more »

Gobanimadu waa geed ku baxa dhiiga geesiga,

  Dalkan markii la xoraynaayay ragii geesiyaasha ahaa ee u kacay abaabulka iyo geesinimada waxa ay ka bilaabeen london, maantana shacabka reer somaliland ee ku dhaqan guud ahaan UK waxa… Read more »

Abaar Ayaa Ka Jirta Fikirkii iyo Fogaan-Aragga.

  Waxa jirta abaar weyn oo ka jirta xagga FIKIRKA gaar ahaan marka ay timaaddo odoroska iyo ka talinta mustaqbalka. Dadkii dhamaantood waxa ay ka hadlayaan dhacdooyin iyo wax maalintaa… Read more »

46 daqiiqo oo daawanayey mudaharaadkii London maxaa I xiiso geliyey,

1: Beentii kulmiye ee ahayd farmaajo ayaa ka dambeeya oo God modow ku dhacday markii ay isusoo baxeen kumanaan shacabka somaliland oo ruxaya calanka tawxiidka leh iyagoo ku dhawaaqaya kalamaadka… Read more »

Fanka & Maskaxda Caruurta

Macalinka Dugsiga ee fasalka koowaad dhiga ayaa ardayda markii uu siinayay xiisadda diinta wuxu ku yidhi “Arday kasta warqad ha ku soo qoro waxa uu jecel yahay in uu ALLE… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.