Daily Archives: 4:41 pm

Jaaliyada Somaliland ee Canada oo Safaarada Imaaraadka Ee Ottowa u gudbisay qoraal ay kaga soo horjeedaan Saldhiga Milatary

Ottowa (Waaheen)- Jaaliyadda Somaliland eek u dhaqan wadanka Canada,  ayaa maanta safaaradda Imaaraadka carabta ee ku taalla Magaalada Ottowa, waxay u gudbiyeen qoraal dheer oo ay ku faahfaahiyeen sida ay… Read more »

Daawo: Shirkada DP-World Oo Si rasmi ah loogu Wareejiyey Maamulka Dekeda Berbera

” Afweyne Ayeynu Ka Baqan Weynay , Ka Baqan Meyno Laba Wiil ” Siciid Cilmi Rooble

Hargeysa (Waaheen):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee laga soo doorto gobalka Saaxil ayaa waxaa uu ugu horeyn hanbalyeeyey mudaharaadka ka socda magaalada London ee… Read more »

Godoomiye Cirro oo soo dhaweeyey Mudaharaadka London laga sameeyey

Hargeysa (Waaheen):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu isaga oo ka hadlaya goor dhaweyd xaflad uu xisbigiisu ku soo dhaweynaayo… Read more »

Daaw: Xildhibaan Xasan Caawaale Oo Farmaajo ku tilmaamay Sixiroole

Daawo: Mudararaad lagaga soo horjeedo Saldhiga Military ee Berbera o London ka dhacay

SOMALIA: RA’IISAL WASAARE KHEYRE OO MAANTA XILKA SI RASMI AH ULA WAREEGAY

Muqdisho (Waaheen) – Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo ra’iisal wasaaraha xilka ka degay oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa… Read more »

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo kala diray shaqaalihii Diiwaangalinta iyo Kaadh bixinta

Lama garanayo Goorta ay Komishanku qaybin doonaan Kaadhadhka Hargeysa(Waaheen) Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa lagu waramayaa inay doraad mar kale kala direen shaqaalihii ka hawl-galay Diiwaangalinta iyo Daabacaad Kaadhadhka, illaa… Read more »

Kulmiye oo Golaha Guurtidda ka dalbaday in ay wakhtiga Doorashada ku Ansixiyaan Muddadii lagu Heshiiyey

Xildhibaano Kulmiye Taageera oo u soo dhameeyey kharash dhan min $2000 Hargeysa(Waaheen) Xisbiga Kulmiye ayaa maalmahan ba Olole balaadhan ugu jiray Golaha Guurtiddu inay Ansixiyaan Heshiiskii Axsaabtu ku gaadhay Doorashada… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.