Daily Archives: 12:20 pm

masjid

Jarmalka oo Xidhay Masaajid ku Yaala Magaalda Berlin

  Ninkii 11-ka qof ku Dilay Barlin oo la ogaaday in uu ku cibaadaysan jiray Berlin(Waaheen) Booliska Jarmalka ayaa qaaday howlgal laga fuliyay magaalada Berlin kaas oo lala eegtay dhismayaal… Read more »

paris

Shacabka Faransiiska oo Sheegay inaanay ku Qanacsanayn Musharixiinta Madaxweynanimo ee Dalkooda

Waxay OBAMA ugu baaqeen in uu isku soo sharaxo Madaxtinimada Faransiiska Parais(Waaheen) Codsi lagu gudbiyay baraha bulshada oo Obama lagaga dalbanayo inuu isu soo sharaxo doorashada madaxtinimada Faransiiska ayaa soo… Read more »

sobco(1)

Daawo: Magaalada Ceerigaabo oo laba Habeen bilaa laydh ahayd

Article

Talo ku socota Maayor Cabdiraxman

  Wadada Ka Bilaabanta Biriishka Koowaad Ee Hargeysa ilaa Goolada Shimbirta Dhererkiisu Waa 402mtr Balaciisuna Waa 16m Waxaana Aynu Ogsoonahy inay tahay ” laba Haad ” Jidkaas Dhisme Ayaa Ku… Read more »

raysal

Baarlamaanka Dalka Somaliya Oo U Codeeyey In Ay Ansixiyaan Raysal Wasaaraha Cusub

Moqdisho (Waaheen):- Kal-fadhigii koowaad ee baarlamaanka dalka Somaliya ayaa waxaa saaka si rasmi ah u furay madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo . Kal-fadhigan ayaa waxaa ay mudanayaashu ku ansixiyeen… Read more »

berbera

Xukuumadda Somaliland oo Maamulkii Dekedda Berbera berri si rasmi ah ugu wareejinaysa Imaaaraat-ka (DP-World)

Xafladdii rasmiga ahayd ee lagu wareejin lahaa  oo dib loogu dhigay bisha Aprl-May Berbera(Waaheen) Ilo wareed rasmi ah ayaa Waaheen u sheegay in xukuumadda Somaliland maalinta berri ah ay si… Read more »

gabay

Khatarta Awooda Gabayga

Dadka gabyaaga ahi waxa ay khatar ku yihiin habka dawladnimada macmalka ah, dawladii Soomaaliya dagaalka ugu badan waxa la galay Abwaano waawayn oo si fool xun u soo bandhigay ceebihii… Read more »

waraabi

Idaacada BBC-da oo Somaliland qadiyadeeda meel kaga dhacday

cadaani

Wasiirka warfaafinta Somaliland oo Guddoomiye Cirro iyo Xisbigiisa ku Eedeeyey inay yihiin Qaran Dumis

  “Cirrooy la hadal taageerayaashaada oo ha joojiyaan Mudaharaadka” Wasiir Cadaani Hargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Taageerayaashiisa ku Eedeeyey inay yihiin Qaran… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.