Monthly Archives: March 2017

Taliyihii Saddexaad ee loo magacaabo Madaxtooyadda muddo kooban iyo Xisaabiyihii oo la bedelay

Hargeysa(Waaheen) Madaxtooyadda Somaliland ayaa magacawday Taliye cusub, iyadoo Taliyihii hore iyo xisaabiyihiiba la is raaciyey, sidoo kale-na xisaabiyayaal kale oo shicib ah loo magacaabay ciidanka Ilaaladda madaxtooyadda. Taliyaha cusub ee… Read more »

Xukuumadda oo mac-mashay Riigga Qool-caday oo ciladoobay

Waxa la farsameeyey markii uu ku sigtay in uu u dumo qalab lagala raagay Hargeysa(Waaheen) masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa tiraba sadex jeer kulamo balaadhan u qabtay Biyaha laga… Read more »

Ganacsatada Somaliland oo caqabad kala kulmay Xukuumadda, Shixnado usoo socday oo ay u Leexiyeen Dekeddaha jaarka ah iyo Dakhligii oo hoos u dhacay

Markab Loox u siday Shirkadda Oomaar oo la isweydiinayo halka uu ku danbeeyey Hargeysa(Waaheen) Ganacsatada Somaliland ee bixin jirtay cashuurta ugu badan dalka ayaa caqabado is-biirsaday kala kulmay Xukuumadda Somaliland,… Read more »

Shirkii Golaha wasiiradda oo lagu kashifay wasiiro iyo xildhibaano Madaxtooyadda ka Taliya oo doonaya inay fashiliyaan Sahanka Shiidaalka

Shirkadda baadhaysa oo ku hanjabtay inay dalka ka baxayso iyo Madaxtooyadda oo saddex cisho u qabatay inay ku fulinayso caqabadaha horyaala Hargeysa(Waaheen) Shirkii Golaha Wasiiradda ee Khamiistii ayaa laga dooday… Read more »

Goob-joogayaashii Caalamiga ahaa ee Diiwaangalinta Doorashooyinka oo Amaan iyo khataro la xidhiidha natiijaddeeda soo saaray

Hargeysa(Waaheen) Goob-joogayaashii Caalamiga ahaa ee la socday habsami u socodkii Diiwaangalinti Cod-bixiyayaasha ee ka qabsoontay omaliland 2016-kii, imikana Komishanka Doorashooyinku Natiijadeeda shaaciyeen ayaa Komishanka Doorashooyinka ku Hambalyeeyey qaabkii ay u… Read more »

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dalka ka saartay hawl-wadeeno midawga Yurub ka socdayWasaaradda arrimaha gudaha oo dalka ka saartay hawl-wadeeno midawga Yurub ka socday

Hargeysa(Waaheen) Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa doraad dalka ka saartay saddex hawl-wadeen oo ka socday Midawga Yurub, kuwaas oo maalintaas u yimi inay Hargeysa shir ugu qabtaan Ururada Bulshada Rayidka… Read more »

Jaamacadda Carabta: Israel xidhiidh waanu la yeelan karnaa hadii ay ka baxdo dhulkii ay qabsatay 1967

Hogaamiyeyaasha Carabeed ayaa bayaankoodii ay ka soo saareen shirkii madaxda Jaamacadda Carabta ee lagu qabtay dalka Urdun waxay ku sheegeen in ay xidhiidh taariikhi ah la furi doonaan Israel hadii… Read more »

Nin ay Jebiso Liqday oo Caloosheeda Maydkii laga soo saaray

  Maydka nin u dhashay dalka Indonesia oo la waayay ayaa laga helay caloosha jebiso liqday, sida uu sheegay booliska. Akbar oo ku noolaa jasiiradda Sulawesi, ayaa la waayay Axaddii…. Read more »

Cabdilaahi Dirawal oo Sida Fiinta uga Qayliyey Dhaxal xumada ka soo Muuqata Wadahadalada ay Xukumada Siilaanyo la Furtay Somaliya

“ Dadkan Somaliya ee lala hadlayaa waa Inamo Yaryar oo Dhashay inaga oo Waqooyi layna Yidhaahdo oo waliba Hollandiis waalan layna yidhaahdo, Intii waaweynaydna,  waa Xaasidiino oo hadlimaayaan” “Anigu waxaan… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.