Monthly Archives: February 2017

faarax

Faarax Macallin oo shaaciyey shirqoolka dalalka Khaliijka ay u maleegeen Somaliya

Nairobi (Waaheen) – Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka Kenya Faarax Macallin ayaa sheegay in dalalka Khaliijka ay dagaal kula jiraan Soomaaliya, oo ay xasiloonideeda u arkaan inay halis dhaqaale… Read more »

laascanood

Odayaal iyo Wax-garad ka soo jeeda Buuhoodle oo Xukuumadda Somaliland Dhaliilay

Laacsaanood(Waaheen) Odayaal iyo wax-garad ka soo jeeda Beelaha gobolka SOOL, ayaa xukuumadda Somaliland ku dhaliilay inay ka baxday Heshiisyaddii ay ku wada galeen Awr-boogays iyo Adhi cadeeya, kuwaas oo dhex… Read more »

Farmaaj-iyo-Boqorka

Safarkii Madaxweynaha Somaliya ee Sucuudiga oo caqabad ku noqday Olole lagu furdaaminayey Xayiraada Xoolaha Somalida

Ganacsato u guntatay inay qanciyaan masuuliyiinta ay khusayso oo niyad jab kala kulmay Farmaajo Sucuudiga(Waaheen) Safarkii Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ku tagay Dalka Sucuudiga ayaa lagu soo waramayaa in uu caqabad… Read more »

muuse

Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Furitaanka Dhisme lagu Kordhiyey Dugsiga Sare ee Suldaan Maxamed Sul. Faarax

Murrashax Muuse Biixi oo bixiyey dhismaha xayndaabka dugsiga iyo qalabaynta afar fasal oo dugsiga ah Hargeysa (Waaheen)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbigal-xaakimka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa… Read more »

boosaso

Qalalaase Siyaasadeed oo sidii Gal-mudug ka dhex qarxay Puntland

“Puntland waxay u baahan tahay Midnimo iyo Wadajir, uma baahna buuq, xasarad, uma baahna nin dan leh inuu dadka kiciyo” C/wali Gaas Boosaaso(Waaheen) Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada… Read more »

duulista

Wasaaradda Duulista Somaliland oo sheegtay Hay’ada ICAO inay si Toos ah Ardayda ay Tababarayso uga qaadatay Somaliland

War saxaafadeed -Ardaydaas waxa  qaadaysa Hay’ada ICAO isla markaana iyada ayaa imtixaan ka qaaday oo  soo tababaraysa  Hargeysa(Waaheen) wasaaradda Duulista ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku beeninayso war wasaaradda Duulista… Read more »

saylici

Madaxwayne-Kuxigeenka JSL, Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Oo Daah Furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose Ee Dalka (JPLG).

Hargeysa(Waaheen)Madaxwayne Ku-xigeenaka Jamhuuriyadda Somaliland ahna kusimaha Madaxwayanaha Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ayaa saaka furay mashruuca sanadlaha ah ee  horumarinta dawlada hoose ee dalka ee loo yaqaano (JPLG) . Mashruucan… Read more »

wasiiro

UJEEDO: BEENIN WARAR BEEN ABUUR AH

Tixraac warka been abuurka ah ee xaqiiqada ka fog ee ku soo baxay Wargeyadda Somaliland Today cadadkiisii 945aad iyo Wargeyska Foore Cadadkiisa 1072 aad ee soo baxay February 27, 2017… Read more »

jamaac Hilaac

Guurtidu shaqayin maantana weligeed Dawladnimo kamay laga filimaayo.

“Waa Bulli, Dawlad xumadu ku dhuumato”  Jaamac Hilaac Hargeysa(Waaheen) Xoghayaha Boosaha iyo War-isgaadhsinta ee xisbiga mucaardka ee Wadani Mr Jamac Maxamed Cabdi Hilaac oo khadka  telelegonka nagula so xidhiidhay aya… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.