Daily Archives: 11:10 pm

War-saxaafadeed

Doorka ay Ganacsatadu Ku leeyihiin Kobaca iyo Horumarka Dhaqaalaha Dalka iyo Shaqo Abuurka. Iyada oo maanta ay tahay maalin taariikhiya kuna weyn dadka reer Somaliland lagana joogo 53 sanno markii… Read more »

ww

“Ururka WIJA wuxuu Madaxweynaha Somaliland ku hambalyaynayaa Haweenka uu magacaabay” Agaasimaha Fulinta, WIJA

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu isku-shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada, wuxuuna xubnaha cusub ku soo daray laba haween ah; marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, wasiirka Deegaanka iyo horumarinta… Read more »

er

Qalab Total lahayd oo xukuumaddu si hoose u Iibisay

Wasaarada Ganacsiga oo la eegatay kala guurka digreetadu Madaxweynuhu keentay Hargeysa (Waheen) qalab qaali ah oo ka kooban afar kalmood qalabkii lagu dhisi lahaa oo ku fadhiyay lacag lagu qadaray… Read more »

sh

Isbedelka Xukuumaddu waa mid ay qofba si ula muuqatay. Mustafe Cabdi Ciise “Shiine” (freelance journalist).

Ninba koobka badhka biyuhu ku jiraan waa halkuu ka eego,mid bay ula muuqataa in koobku badh dhiman yahay, midna inuu qayb buuxo,taasi oo halku dhiga marka uu afka qalaad ku… Read more »

Siilaanyo Wuxuu La Mid Noqday Gabadhii Ganbada Taabatay Ee Gacanta Loo Maydhay Ee Gelisay Meeshii Hadana Gabaygu Sow Maaha.

Qormadii 1 aad: Siilaanyo wuxuu ahaan jiray gudoomiyihii SNM markii uu ku jiray tartanka ololaha doorashada wuxuu umada u sheegi jiray hadii uu ku guuleysto kursiga in uu wax u… Read more »

baashe

26 june Maxey u tahey Somalilanad Qeybta 2aad

26 june  Maxey u tahey Somalilanad,Kulmiye iyo anigo aha campaign managerki kulmiye ee oloolaha doorashada madaxtooyada ee goboladda galbeed wuxu xisbiga kulmiye si farshaxan iyo farsamo leh u adeegsadey isbaheysiga… Read more »

silanyo-cunning4

Madaxweynaha Somaliland oo Farriin kulul u diray Madaxweynaha Somaliya xuska 26-ka Juun

“Madaxweynaha Somaliya waxaan leeyahay Caadifad ma haynee halgan baan ku soo dhacsanay Somaliland” Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka qudbadeeyay munaasibada Xuskasanad guurada 53 aad… Read more »

yarka

FARXAD IYO MURUGO IS-XIGEY 1960KII

W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI (WIRDAANI Mahad Eebe ha ka gaadhee taariikhdu markay ahayd 1960 kii waxay Somaliland xornimadii ka qaadatey maxmiyadii  ingiriiska, markii uu wafti uu hogaaminayo Alle ha u naxariistee… Read more »

IMG_1580

Madaxweynaha Somaliya oo sheegay Somaliland inay u samaynayaan Tanaasul kasta oo aan Midnimada ka hor imanayn.

“Waxaan diyaar u nahay inaan la nimaadno wax idinka daweeya waxaad tabanaysaan. Waxaan doonaynaa in idinkuna aad noo dabacsanaataan” Madaxweynaha Muqdisho(Waaheen) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay Somaliland… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.