Daily Archives: 5:48 pm

juun

Somaliland oo ku jirta diyaar garawga sanad guuradii 53 aad ee 26-kii Juun 1960-kii

Hargeysa(Waaheen) Madaxtooyadda Hargeysa ee Somaliland ayaa ku jirta diyaar garawga Xuska sanad guuradda 53-aad ee maalintii Xoorriyadda Somaliland ka heshay Boqortooyaddii Ingiriiska 1960-kii. Sanadkasta Somaliland waxa ay xustaa maalintaas oo… Read more »

xasan

Xasan Ciise oo Madaxweyne Siilaanyo ku Eedeeyay inuu ka baxaya wadahadaladii

Waxa uu ka biyo diiday wasiiru dawle iyo Wasiir ka tirsanaa Xaq-soor oo la magacaabay Hargeysa(Waaheen) Xasan Ciise Jaamac ayaa soo saaray Digreeto uu ku cadaynayo in Madaxweyne Siilaanyo iyo… Read more »

news

Agaasimayaasha Guud ee Xukuumadda oo Seeftu sidato

Hargeysa(Waaheen) Agaasimayaasha Guud ee Wasaarada kala duwan ee Dawladda ayaa la filayaa si la mid ah isku shaandhayntii Golaha Wasiiradda ku habsatay in iyana loo dhex qaado, iyadoo qaarkoodna la… Read more »

khaliil

Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaaftu maxay ka damacday Diiwaankii Sekedda, muxuuse Siilaanyo masuuliyadaha kale u saarayaa?

Diiwaanka Sekedu waxa uu wax ka tari lahaa dagaalka xukuukmaddu kula jirto Aafada Tahriibka Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa bilowgii xukuumaddiisa waxa uu hormadii ugu horaysay ee Xukuumaddii uu… Read more »

sss

Dood Khamiistii dhex martay Madaxweyne Siilaanyo iyo Wasiirka Arrimaha dibeda oo sababtay Bedelkiisa

Waxay isku maan-dhaafeen qaabka dawladda Itoobiya iyo Ganacsatadeedu u isticaamlayso Dekedda Berbera Hargeysa(Waaheen) Shirkii Golaha Wasiiradda ee labadii toddobaad ee u danbeeyay ayay Golaha wasiiradda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo si adag… Read more »

siilyo

Madaxweyne Maxaad ka ogtahay Caqabadaha Hortaagan Dib u habaynta iyo Tayeynta Nidaamka Garsoorka iyo Caddaaladda Dalka?

18 kii May 2013, Sommaliland waxay u dabaal dagtey Sannad guuradii 22aad ee dib ula soo noqoshada madax banaanideeda. Hal ku dhaga xusak maalinta qiimaha weyn ugu fadhiya shacabka soomaalilandna… Read more »

ppppp

Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud oo Seeftu saaran tahay

Hargeysa(Waaheen) warar hordhac ah oo ka soo baxaya Isku-shaandhaynta Madaxweyne Siilaanyo bilaabay ayaa la sheegaya in ay sahayan doonto Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil iyo Xeer ilaaliyaha Guud… Read more »

tac

“Boqor King-Kong nabadeyn baa lagu xasuusan doonaa” Madaxweyne Xasan

 Muqdisho (Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa  eheladii, Qaraabadii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid  Rabbi ha u  naxaristee Marxuum… Read more »

bashir

Samatar’s Hero’s Welcome in Somaliland Has Him Walking a Tightrope Bashir Goth

Professor Ahmed Samatar represents different things to different people, but one thing that undeniably dominates his character is that he is an eminent scholar seeking to revive common decency and… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.