Daily Archives: 11:35 pm

sssa

Jananadii Darajada lagu tolay oo raad caynaya Gunooyinkii xilka

Hargeysa(Waaheen) ilo wareedyo si aad ah ula socda dhaqdhaqaaq ay wadaan saraakiishii dhawaan xukuumaddu ku toshay darajada ayaa sheegaya in ay maalmihii ugu danbeeyay si aad ah ugu mashquulsanaayeen sidii… Read more »

un

Ma dhabaa xafiiskii UNSOM ee Somaliland diiday in uu wali sii shaqeeyo?

Xafiiskii Qaramada midoobay UNPOS ee loo bedelay UNSOM ee ay dhawaan xukuumadda Somaliland diiday in uu dalka ka shaqeeyo ayaa ilo wareedyo waaheen u waramay sheegayaan in uu wali sii… Read more »

ss

Xafiiskii Xidhiidhka Golayaasha oo laga dhigay wasaarad

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu xafiiskii xidhiidhka Golayaasha ee Madaxtooyadda hoos tagi jiray ka dhigay wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha isagoo ku daray in ay wasaaradaasi ka shaqayn doonto Cilmi baadhista… Read more »

geel jire

Wasiir Geel-jire oo kursigii laga qaaday ku kalena an la fadhiisiin

Hargeysa(Waaheen) Wasiirkii hore ee wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland C/laahi Cismaan Geel-jire ayuu Madaxweyne Siilaanyo ku daray Liiska wasiiradda Xilka laga qaaday, oo waxa uu wasaaradiisii u magacaabay wasiir kale. Hase yeeshee… Read more »

qorrrr

Maxaa ku cusub Xukuumadda Siilaanyo ee uu magacaabay

laba Wasiiru Dawle iyo sadex wasiir ku-xigeen, laba wasiir oo kale oo dumar ah Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Golihiisa Wasiiradda ku soo kordhiyay laba Wasiiru Dawle… Read more »

warancade

Warancade oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Duur oo daaqada ka baxay

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa wasaaradda Arrimaha gudaha u magacaabay Cali Maxamed Warancade oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani. Cali Warancade waxa uu bedelay… Read more »

maxa

Madaxweyne Siilaanyo oo Maxamed Biixi Yoonis Wasiirka Arrimaha Dibeda u magacaabay

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Siilaanyo ayaa caawa Maxamed Biixi Yoonis u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland, halka uu wasiirkii hore ee Wasaaradaasi u bedelay Wasaaradda Ganacsiga iyo iyo Maalgashiga. Hadaba waa… Read more »

breking

Madaxweyne Siilaanyo oo si rasmi ah isugu shaandheeyay Golihiisa Wasiiradda

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Siilaanyo ayaa imika soo saaray digreeto uu Golihiisa Wasiiradda wax kaga bedelay waa Tan ee ka bogo Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu digreetooyin uu caawa soo… Read more »

Isku shaandhaynta la hadal hayo oo dalka ka abuurtay hadal hayntii ugu badnayd

Ilaa hada lama oga qorshaha uu Madaxweyne Siilaanyo ku feegan yahay ee la xidhiidha hadal haynta in uu Golihiisa Wasiiradda ku samaynayo isku shaandhayn isugu jirta xil ka caydhin iyo… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.