Daily Archives: 6:48 pm

Siilaanyo1

Madaxweynaha Somaliland Oo Guddi u magacaabay ka Hor-taga Tahriibka

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa magacaabay Guddi qaran oo ka kooban 7 Wasiir oo uu u xilsaaray ka hortaga Tahriibka iyo shaqo abuurka dhalinyaradda Somaliland…. Read more »

P1010829

“Waxaan Makhraati ka ahay in dadka Reer Somaliland ka Ilbaxeen Siyaasadii ahayd Hambada Suga kana Xoroobeen” Prof. Axmed Samatar

Prof. Axmed I Samatar oo soo Gabo-gabeeyay Socdaalkiisii Gobolada Somaliland kana Hadlay Wixii iska Bedelay Aragtidiisii Hore Hargeysa (Waaheen) Prof.Axmed Ismaciil Samatar ayaa  galabta Qudbad dheer ka jeediyey Jaamacadda Hargeysa… Read more »

DSCN0079

War-saxaafadeed Wasaarada Duulista iyo hawada Somaliland.

Ujeeddo: Safarkii uu Wasiirka Duulistu ku Tagay Dalka Ethiopia.   Wasiirka wasaarada Duulista Hawada jamhuuriyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa socdaal hawleed oo rasmi ah ku tagay todobaadkan dalka… Read more »

wajaale

Munaasibad kadhacday dugsiga dhexe ee Xasan Cawke Degmada Tog-Wajaale

Tog-Wajaale (Waaheen):-Waxa maanta  dugsiga dhexe ee  xasan  cawka magaalada tog wajaale kadhacday munaasibad si heersare ah uu u soo agaasimay maamulka dugsiga dhex ee xasan cawke  marwo Dhuux cali  Aqli … Read more »

maqaal

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen: Duq Ka Eexday Taariikhda‏

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen: Duq Ka Eexday Taariikhda Ra’iisal Wasaarihii hore ee Jamhuuriyaddii la odhanjiray Somalia ayaa waxa uu dhawaan waraysi siiyay Xarunta Taxliilka Siyaasadda iyo Cilmi Baarista ee CPAR (Center… Read more »

siciid gahayr

Maayarka Hargeysa Oo Ballan-qaadyo Mushaharkiisu Ku Jiro Ugu Deeqay Jidka Hargeysa-Sallaxlay‏

Duqa Caasimadda Hargeysa C/Raxmaan Maxamuud Caydiid (SOLTELCO) ayaa ku dhawaaqay inay dawlad hoose ahaan diyaar u yihiin ka qayb-qaadashada tabarucaadka waddada Hargeysa iyo Sallaxlay dhanka agabka, dhaqaalaha iyo adeegyada kale… Read more »

soo dhawayn 2

Xulka Gobolka Gabiley oo soo Guryo Noqdey iyo Magaalada Gabiley oo si Layaab Leh loogu soo dhaweeyey

Gabiley(Waaheen)Ciyaartoyga xulka gobolka gabiley ee ka qayb galey tartankii ciyaaraha gobolada somaliland ayaa  kusoo Guryo noqdey gobolka gabiley,Kumaan Kamida Dadwaynaha Reer Gabiley,oo ay Hor ka cayaan Maamulka heer Gobol iyo… Read more »

Bile white (1)

Magac Waa Loo Shaqeystaa

Bal hadda ka fikir adiga oo ka soo degey garoonka diyaarada ee Hargeisa oo markaad diyaaraddii ka soo degtay ad aragtey iyada oo ay ku qorantahay Gegeda Diyaaradaha Caalamiga ah… Read more »

qor3

Wasiir Maxamuud Xaashi: Milaygii Maayarnimada iyo Mudanaha Baarlamaan (4)‏

Markii uu waddanku xoroobay Maxamuud Xaashi Cabdi waxa uu noqday duqii koowaad ee caasimadda Buro, weydiin arrintaas ku saabsan oo ahayd “waxaad ahayd maayarkii ugu horreeyay ee magaalada Burco yeelato… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.