Daily Archives: 5:50 pm

hambalyo-meher1

Meher Wacan

Guddomiyaha Waaheen Media Group Maxamud Cabdi Jaamac (Xuuto) C/raxman Cisman C/laahi  (Isbatore), Naasir Maxmed  Cabdilaahi, Maxamud Cisman Heeban, C/raxman Aadan Madar, Jimcaale Dayib Aw cali, C/shakur maxamud, C/laahi Baxraawi, iyo… Read more »

police

Somali Lagu boobay Dalka South Afrika.

Hargeysa(Waaheen) Dadka Somalida ee ka Ganacsada Dalka South Afrika ayaa wax laga boobay Tukaanadii ay halkaasi ku lahaayeen, Tukaanada la Boobay oo Tiradoodu gaadhayso illaa 10ayaa wax la sheegay in… Read more »

u_102733d_2013-6-22-5-21-54f_ucid1

Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo Canbareyey xayirada Xukumada Siillanyo Saartay Wargeyska hubaal

Lodon(Waaheen) Shir ay isku yimadeen  Xubnaha Xisbiga Ucid ee Uk   ayaa waxay Canbareyeen  xariga loo geestay wargaysaka Hubaal oo in  mudo  ah u xidhan  xukumada Somaliland ,waxana ay ugu baqeen… Read more »

Taliye-Fadal

“Waxaanu Gacanta ku haynaa 3Qof oo looga shakisan yahay Dilal.”Taliyaha Booliiska

Hargeysa(Waaheen) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa Sheegay in Gacanta ay ku dhigeen Dadkii ka Danbeyey  Falalkii lagu dilay 2Haween ah oo lagu kala Dilay Xafadaha Jig-jigayar… Read more »

11

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Xulalkii Ku Guulaystay Tartankii Ciyaaraha.

Hargeysa  (Waaheen)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay oo soo dhaweeyay xulalka goboladda Maroodi-jeex iyo Gabiley oo ku kala guulaystay koobabkii kubadaha Cagta iyo… Read more »

Boqor Axmed Ugaas Iimaan oo hambalyo u diray Wasaarada Ciyaaraha Somaliland, Wasiirkana ugu baaqay inuu cadaalad ku dhamaystiro. {Halkan ka dhagayso}

Halkan ka dhagayso Halkan ka dhagayso

bin ladin

Mid ka mid ah xaasaskii Bin-ladin oo kashiftay sir muhiim ah oo waji gabax ku noqotay Maraykanka

Waxay xaqiijisay diyaaradii lagu qaaday inay guriga dhexdiisa kula burburtay isaga iyo kooxdii Maraykanka ahaydba Mid ka mid ah xaasaskii uu ka geeriyooday Shiikh Osama Bin Ladin Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaacida… Read more »

news

Mucaaradka Itoobiya oo ku baaqay mudaharaad kale

Itoobiya(Waaheen) Xisbiga Midnimada , Dimuquraadiyada iyo Cadaaladda Itoobiya (The Unity for Deocracy anad Justice Party) ayaa hadal uu shalay soo saaray ku sheegay inay wadaan qorshayaal ay ku dhigi doonaan… Read more »

xariirad

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Xariirad oo xabsiga la dhigay

Waxa loo xidhay tuhunka dilkii Xarriirad oo ay xukuumaddu baadhayso wali Xariirad (Waaheen) Ciidanka Booliiska degmadda Xariirad ayaa xabsiga shalay subax dhigay Xoghayaha Dawladda Hoose ee degmadda Xariirad Mr Jeeke,… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.