Daily Archives: 5:49 pm

soodhoweynta cayartoyda

Cayaartoyga Gobolka Sanaag Oo Si Xamaasadysan Loogusoo Dhoweeyey Ceerigaabo.

 “Badhasaabka gobolka Sanaag iyo Isuduwaha cayaaraha ee gobolka gacan baannu wax kaga qabanaynaa” Ceerigaabo(Waaheen) Dadweyne isugu jira xidhibaaanno golaha degaanka Ceerigaabo waayeel dhalinyaro aqoonyahan waxgarad iyo haween iyagoo wata gaadiid… Read more »

qor3

Calaamadaha rogmashada xukuumadaha

Marka sooyaalka taariikheed ee dunida la eego xukuumadaha is fahansiiya in dadka horjoogaha u yihiin ay indho la’yihiin ,dhago la’yihin  aqoon ahaana liitaan cilmi aduunyo iyo ku aakhiraba, xukuumadahaasi waxa… Read more »

Aaden deeq

SIILAANYO MINISTERS ALL HOLDING SHARES IN ALL FOREIGN & LOCAL INVESTMENTS SOMALILAND GOT!

Since Kulmiye came to power there has been an immense abuse of power,public funds and foreign investments in which all the entire cabinet of Silaanyo have been using as individual… Read more »

maqaal

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Xog-warramay Waayihiisii SNM (3)‏

Qaytan saddexaad ee taxanaha bandhigga sooyaalka Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland waxa ay si faahfaahsan uga hadlaysaa muddadii uu Maxamuud Xaashi Cabdi ka mid ahaa dhaqdhaqaaqii Waddaniga Soomaaliyeed… Read more »

Qoraa Sare Abdiqadir Oromo

PROF SAMATAR: “FROM SOOMAALI TO SAMAROON” – Maqaal aad u XIISO !!! badan wuxuu maskaxdiisa Ka soo maaxday Qoraa Sare A/qadir Oromo‏

PROF SAMATAR: “FROM SOOMAALI TO SAMAROON” Qurba-joog ambadayoo, af-qalaad la wacan yahay Aayadaha Qur’aankiyo, Axaadiista Nabigiyo Dhaqankii awoowiyo, hiddihii ab laga gaar Midaan hoos u eegine, idilkood la liitaan Odayada… Read more »

qor1

Sacad Musa ma awoodi karo inu kala reebo siyaasinta hamiga leh ee beesha waxa awooda leh golaha dhex ee kulmiye ee yaan beesha fidno la dhex dhigin‏

Anigoo  ah muwaadin somalilander kana so jeeda Beelweynta Sacad Musa waxan markale uga digayaa salaadinta, odayaasha, waxgaradka beesha Sacad Muse ee ku hawlan in shir weyne beeshu leedahay ku qabsato tuulada… Read more »

Bandhigga Sooyaalka Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi (2)‏

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi oo aannu taariikhdu markay ahayd 05/Maarj/2013-ka ka xog-waraysannay sooyaalkiisa taariikheed ayaa ka warramay mar-xaladihii kala duwanaa ee ii soo maray… Read more »

breakin

Gobolka Hargeysa oo qaaday koobkii kubada cagta Somaliland

Hargeysa(Waaheen) Ciyaartii u danbaysay ee Finalka Ciyaaraha Goboladda oo ku dhamaatay Guul ku laad (Penalty), gobolka Maroodi-jeex ku qaaday Rigoore. Ciyaarta Finalka waxa siaga hor yimi labada Gobo lee maroodijeex… Read more »

ssss

Digreetadii Madaxweyne Siilaanyo ee dhulka Berbera oo soo shaac saartay khilaaf Maamul

Berbera(Waaheen) Digreetadii Madaxweyne Siilaanyo dhawaan ku xayiray dhul ka mid ah Berbera gaar ahaana dhulka u dhaw Dekedda Berbera ayaa soo shaac saartay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Maamulka Gobolka… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.