Daily Archives: 7:10 pm

Engineer C/qaadir iimaanaw miyaanad fidno wade ahayn shalay markii aad lahayd hubka qaata oo dawlada iska dhiciya, mujaahid Xasan ciisana lahaa dhalinyaro is dajiya wadankeenii yaanu inaga dumin.

Waan idin salaamayaa marka hore,salaan ka bacdi waxa aad ogaydeen wixii wadanka ka dhacay xiligii ay dhacday doorashadii boobka iyo xaaraanta ahayd. Waxa jira xayawaan ay somalidu u taqaan jir… Read more »

Madaxweyne Xasan: Waxbarashadu ahmiyad gaar ah bey noo leedahay

Muqdisho (Waaheen):-20 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalay xafladdii xiritaanka Shirweynaha Qaran ee Dib-u-habeynta Waxbarashada ayaa yiri.   “Waxbarashadu ahmiyad gaar ah… Read more »

Maqaal, Hambalyo ku socota Dallada SYNA ee Cusub‏

Mansha allaah, maanta Waxaynu helnay Dallad liqday dalladii sonyo ee magaca dhalinyarada ku shaqaysan jirtey Hambalyo SYNA. Waxaa aad ii soo jiitay Baaqii, taladii iyo Dardaarankii Dallada SYNA waxaan aad… Read more »

XORRIYADDA FIKIRKA IYO RA’YIGA AHMED ADAN CALI ( HAYBE}

Akhlaaq bur-burka iyo dabar la’aanta hadalku waxay hoos u dhigaan maqaamka qofku ku leeyahay bulshada, iyada oo la raac-raaco dhaqanka iyo qiyamka reer galbeedkuna waxba kama tarayo xaaladda siyaasadeed iyo… Read more »

XUKUUMADAHA CIMRIGA GAABAN

Dawlad hawlkar, cadaalad iyo fikir bulsho oo xeel dheer leh , garsoorkeeduna caadil yahay, oo dhowraysa xuquuqda qofka  iyo ta bulshadaba guud ahaan, Umadduna u siman tahay ayaa ah lagama… Read more »

Qormadii 9aad Xukuumada Siilaanyo Waxa ay Mataaneysey Xasad/Xanaf/Xajiin iyo Xanuun Qabyaaladeed oo xaraaradiisu mareyso 100%.

Wareegtada ku-wajahan Dhulka Danta Guud ee Dhul-xeebeedka Berberi waa Ku Raad-Gadasho iyo Gabood Dhul Boob Qarsoon oo hor-leh.sida Xabaalo Tumaalo.‏ Wadaagayaal waxa Wadan kasta, Wax-kadhigaa waa Dawladiisa iyada oo ku-hageysa… Read more »

Maqaal (WAA CIDII AAD MIYAR QABBA UGU TIMAADAAN) mr. fagadhe‏

SIYAASADII RAHA(WAA CIDII AAD MIYAR QABBA UGU TIMAADAAN) Qalinkii :LiibaanXaajiFagadhe Akhristemaqaalkanmaantaugumatalagalin mid dheerooaadkuhafataanamabawakhtiidinkaqaataeewaa mid aanidiinkudulkaxaadinaayosiyaasada ay wadoxukuumadanoo ah tiiAbaahqaskaeeaynubadankeenuogneyooiskubadaleytiiRahabalse in inagamidiaaneyogoynooaynuiyaganafahansiindoono. DhawaanahanbawaxasocdeyArooswadareedbulshadaoodhanlagadhaxeysiiyeylagunaololeeyosidii ay Arooskaaugusoowadabixilaheydlagunamashquuliyosiaynaandhaliilaheedawakhtilooguhelinbaoo ay shacbigu u mashquulaanbalhadakasoobilowxiligiiaynuxisaabtankadowladakubilaabilaheynwaxaalabilaabeybarnaamijyobadanootaxane ah balhadaeeg… Read more »

Dib u dhigista shirka sacad muuse iyo soo dhaweyn la’aantii uu xukuumadda kala kulmay guddoomiyaha kulmiye

Hargeysa (waaheen) Dibu-dhigista shirkii beesha sacad muuse oo uu unkay bilowgiisii muuse biixi iyo soo dhaweyn la’aantii xukuumadda ee soo noqoshadii safarkiisii maraykanka ayaa noqday laba dhacdo oo saamayn taban… Read more »

Ciidanka RRU-da oo Markale Xalay iyo Saaka ku qabtay Burco Laba Nin oo Al-shabaab lagu eedaynayo.

Burco(Waaheen) Ciidanka RRU-da ayaa Xallay Mar kale guri ku yaala Magaalada Burco ka fuliyey hawlgal ay guriga ugu daateen waxaanay ku soo qabteen Wiil dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.