Daily Archives: 7:58 pm

qat

Khilaaf ka taagan Jaad ku gubtay Kastamka Abaarso

Abaarso(Waaheen) ugu yaraan lix boqol oo kiilloo oo Jaad ah oo u dhigma labaatan jawaan ayaa ku xaniban Kastamka Abaarso kadib markii ay Ganacsadaha jaadka leh iyo maamulka Kastamka Abaarso… Read more »

siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo iyo Odayaasha Saraar oo gogol ka yeelanaya sahankii shiidaalka ee hakaday

Hanjabaadii Madaxweyne Siilaanyo oo isu bedeshay waan waan Dublamaasiyadeed oy gadh-wadeen ka yihiin Madax dhaqameed iyo Ganacsato Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Odayo ka socda Gobolka Saraar… Read more »

images

Qofkii saddexaad oo xalay lagu Dilay Xaafadda Masalaha

Hargeysa(Waaheen) qofkii sadexaad toddobaad gudihii ayaa xalay lagu dilay xaafadda Masalaha ee magaaladda Hargeysa, kaasoo aan ilaa hada la garanayn cid dishay, balse Meydkiisa laga helay xalay fiidkii xaafadaasi. Meydka… Read more »

news

Dilkii Xariirad oo hakiyay heshiis Maayar ku-xigeenka Saylac lagu siin lahaa Beesha Ciise

Saylac (Waaheen) dilkii Marxuum Daahir Yuusuf Dugsiiye ee ka dhacay magaaladda Xarriirad ayaa hakiyay heshiis Beelaha Ciise iyo Gadabuursi ka gaadheen in Maayar ku-xigeenka Magaaladda Saylac lagu siiyo beesha Ciise… Read more »

11

Weerarkii Al-shabaab ku qabsatay Xarunta UNDP oo dhakafaar ku riday Qaramada Midoobay

Muqdisho(Waaheen) Waxaa haatan dagan xaalada xarunta UNDP oo saacado ka hor ay  weerar ku soo qaadeen ciidamo ka tirsan Al shabaab isla markaana la wareegeen mudo laba saac ku dhow…. Read more »

Abaarso Tech University

Jaamacadda Abaarso Tech oo Wacyi-galin Dhinaca ka-hortagga Tahriibka ka wada Qaar ka mid ah Dugsiyadda Magaaladda Hargeysa.

Hargeysa (Waaheen):-Maamulka ,macalimiinta, iyo ardayda Jaamacadda Abaarso Tech ayaa maalmahii ugu danbeeyay wacyigalin dhinaca tahriibka ah siinayey ardayda u fadhiinasaysa imtaxaanadda shahaadiga ee dugsiyadda sare ee Magaaladda Hargeisa. Guddoomiyaha Jaamacadda… Read more »

xasan-ciise

Xasan Ciise oo ka hadlay Heshiiska qabyada ah ee ay xukuumadda la galeen

“Imika waa la heshiiyeyna waa la yidhi dadkiina looma sheegin waxa lagu heshiiyay” Xasan Ciise Hargeysa(Waaheen) Guddoomiyaha Urur siyaasadeedkii Xaq-soor ee dhawaan Heshiiska la galay Xukuumadda ayaa sheegay in heshiiska… Read more »

xasan sh.

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab waxey dhib ku hayaan shacabka mana naga leexin karaan howlaha nabadeynta.

Muqdisho,(Waaheen) 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka hadlayey qaraxii iyo weerarkii kooxaha argagaxisada ku sameeyeen xarunta Qaramada Midoobey ee Muqdisho ayaa yiri…. Read more »

gudoomyaha

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo Cuqaasha ka dalbaday in ay la fududeeyaan Kiisaska Qisaasta ah

“Qofku maaha inuu iska xidhnaadee cuqubaa inoogu jirtee waa in kii Dil lagu fulinayana aynu fulinaa, kii Mag laga qaadnayana Magta u kala qaadaan” “Marxuum Cigaal markii la soo doortay… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.