Daily Archives: 5:52 pm

images

Dhibaatooyinka Baahsan Ee Ka Jira Wadanka iyo Dhalinyaro hablo Ah Oo Ku Hungoobay Cumaan

Hargaysa(waaheen)-Sannadkan U danbeeyay Ayaa Waxaa Magaalada hargaysa Iyo Dhamaan Gobalada Somaliland Si weyn Uga Baaxay Dhalinyaradii  ku Dhaqnayd , Ha U badnaato Dhalinyarada caasimada Oo Iskugu jira Hablo Uguba Iyo… Read more »

sacad xasan-3

Maxaa sababay in Jeelka Lagu Guro Xulka Gobolka togdheer , Gabilay iyo Hargaysana Oo Dagaal ku Dhex Maray Hotel Mansoorna Aan Waxba Laga Soo Qaddin ………….?????!!!!!

  Waxaan manta qalinka u qaatay in aan si kooban wax uga iftiimiyo wixii ka dhacay tartankii ciyaarha… Waxanu Arkaynaa Cadaalad Darada Joogtada Iyo Aqoondarada Haysata Madaxda Wasaarada Sports ka… Read more »

Guddoomiyaha SONYO Mubarak

SONYO Oo ka Walaac san Tahriibka Da’yarta S/Land Ee Sii Kordhaya, Qaylo-Dhaan-Na U Dirtay Xukuumadda, Waalidiinta Iyo Bulshadda S/Land

“Waa In Xukumada JSL Gacan Bir Ah Ku Qabato, Xididadana U Siibto, Waxa Ka Hadhay Inta La Qab-Qabtay Mooyee, Shabakadaha Aboolayaasha Ah Ee Tahriibiya Dhalinyarada”Warmurtiyeedka SONYO Hargeysa, June 18, 2013… Read more »

ogeysiis maqaal aan qoray oo been lagu daray‏.

Ogeysiis Shabakadaha Wararka Dhamaantood Waxaan Ogeysiinayaan In Maqaal Aan Hore U Qorey Lagu Dhex Darsaday Qoraal Been ah oo aan jirin,sidaasi daraadeed waxaan ka dalbanayaa dhamaan shabakadaha wararka inay soo… Read more »

khara mawlid new

Meeye Gudigii 21Xubnood ahaa ee Wakiilka Somaliland UK Ali Aden u Magcaabay Qabanqabada 18May Maxaa isu soo reebay Dhawrkan qof sow halkaa kama cada Dhacii la sheegayey.‏

Salaan qiimo badan iga gudooma dhamaan walaalahayga reer Somaliland madax iyo minjaba, waxaan ayaamahan arkayey cabashooyin ka soo baxaya kooxo is diidan iyo arimo ku saabsan hanti la lunsaday oo… Read more »

Wasiirka arimaha dibadu wuxu garan la’ yahay inu xildhibaan Ibrahim Buube yahay xildhibaan la so doorte oo codka shacabka ku hadali kara‏

Waxan maanta aad iyo aad ugu faraxsan nahay sida geesinimada leh ee golihii wakiiladu heeryadii xumeyd ee guulwadeynta isaga rogeyn, waxan leeyahay mudanyaasha heeryada tuurey halka ka wada shacabkaad matashaane… Read more »

qor3

Somaliland’s lack of Telecoms policy and regulations are harmful to the Nation.

In order Telecom operators to make business; having only telecoms equipment is not enough. They need    the Airwave. Without the Airwave(spectrum), they cannot make a penny even if they have… Read more »

Somaliland’s role in potential Egyptian-Ethiopian War‏

Tension is increasing as Ethiopia and Egypt continue to butt heads over the Nile River. Ethiopia remains firm on building the $42 billion Grand Ethiopian Renaissance Dam. Egypt is determined… Read more »

Rooda X Daud

Fwd: Fariin Muhiima oo Ku Socota Sheekh Dirir Inaanu Gudoomin Hantida Dhalinyarada Laga dhacay 18MAy London ee Badh la lunsaday hadana magaca lagu doonayo Hadii Kale !!!!! By.Roda X Daud‏

  Bismilahi Raxmani Raxiim, asalamu calaykum wa raxmatulahi wa barakaatul:   Walaalayaal marka ugu horaysa ilaahay ha laga boqo aakhirona ha la xasuusto oo beenta ha la iska dhaafo iyo… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.