Daily Archives: 8:05 pm

Ogeysiis, Ururka Samafalka Mujaahidiinta SNM oo ka mid

Ah Dalada BRITISH SOMLILAND COUNCIL ayaa si heer sare ah sanadkii labaad u soo qabanqaabiyey munaasabad/xaflad lagu taakulaynayo naafada, mujaahidiintii Dalka ee inoo horseeday xoriyadiisa. “IN BADAN BAY INOO HALGAMEENE… Read more »

jamsas

Jamaal Cali Xusseen Oo Ka Hadlay Tacadiyadda Xukuumadu Ku Hayso Saxaafada Somaliland.

“xukuumadda Kulmiye dib ha isu xisaabiso oo saxaafaddu ha noqoto mid madax banaan.” Jamaal Cali Xuseen Hargeysa,(Waaheen)- Murashaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa soo saaray qoraal kooban… Read more »

qor5

CIMRIGA XUKUUMADAHU WUXU KU XIDHAN YAHAY TAYADOODA.

Dawlad hawlkar, cadaalad iyo fikir bulsho oo xeel dheer leh , garsoorkeeduna caadil yahay, oo dhowraysa xuquuqda qofka  iyo ta bulshadaba guud ahaan, Umadduna u siman tahay ayaa ah lagama… Read more »

breking

Dil Aar-goosi ah oo ka dhacay Degmadda xariirad

Xariirad(Waaheen) War hordhac ah oo Waaheen soo gaadhay ayaa sheegaya in goor dhaweyd badhtmaha magaaladda Xarriirad lagu toogtay nin magaciisa lagu soo koobay Taraysa Liqe. Warkan ayaa sheegaya in uu… Read more »

sj

Waa amar illaahay ifka in aan isweynaa!!!

Waa amar illaahay ifka in aan isweynaa!!! W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi Laba aan is hurinoo Hadanaa aan is haynoo Intuu caashaq wada helay Hayaan kala fogaado Kala heeray waayuhu Mid… Read more »

coomay

Hooyo ma oktoobartiibaa? !!!!!

W/Q: Cali Cabdi Coomay Waa islaan aan da’deeda ku qiyaasay 70-jir oo ay ka muuqato da’i, balse caafimaad qabta. Waxay luudaysaa wadada agteeda, waxay ku tukubaysaa ul. Ma xidhna muraayada… Read more »

sawir

Sideebay Somaliland uga badbaadi kartaa Duufaanada Siyaasadeed ee inagu soo foolle? Qalinkii Liibaan Xaaji Fagadhe‏

LAACA ARAGTEE LAAGA MA OGTAHEY (Sideebay Somaliland ugabadbaadikartaaDuufaanadaSiyaasadeedeeinagusoofoolle? BAD WAXA MARA BARIGA WAX JIRIYO BUURO DABADOODA IN BOGLIYO IN BAABACO DHIGTIYO BAALKA LAGU DUULO BUSHIMO NOOL ALLAHA QUUDIYOW BOQORKAYOW HEEDHE… Read more »

“Wixii Qaranimada Somaliland wax yeelaya cidna laga ogolaan maayo ama UN hanoto ma Dawlada kaleba” Baashe Maxmed Faarax (Halkan ka dhagayso)

Halkan ka dhagayso Halkan ka dhagayso

haa

Wargeyska Haatuf oo ay saaka Ciidamo Booliis ahi galeen

“Ciidanka Iyo Kal-Kaaliyayaashaas Ayaa Isku Dayey Inay Xoog Ku Kaxeeyey Suxufi Xarunta Ku Sugnaa” Hargeysa(Waaheen) – Ciidan iskugu jira CID-da oo wata askar Bilays ah, isla markaana ay ku lamaan… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.