Daily Archives: 7:32 pm

Halkana ka dhagayso Sh Khaliif Sh Xassan oo khudbad ka jeediyey Go’aan kii shirka Sacad Muuse

halkan ka dhagayso

ssa

Voicing Somaliland’s Priorities Official Position of Somaliland’s Civil Society Regarding UNSOM’s Approach to Somaliland.

Preamble This paper reflects the official position of the Somaliland Civil Society regarding the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) which has come into effect on June 3rd 2013. The… Read more »

madax

Digreetadii Madaxweyne Siilaanyo ee Korontada oo daah-furaysa in Xeer ilaaliye cusub la magacaabayo

Hargeysa(Waaheen) Digreeto uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo ku magacaabay Maareeye cusub oo wakaaladda Korontada ah ayaa daah-furaysa in Madaxweyne Siilaanyo damacsan yahay in uu dhakhso u magacaabo Xeer ilaaliye guud oo… Read more »

caynaba

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo golaha deegaanka Caynaba ka joojisay Cashuuraha

Caynaba(Waaheen) Maayarka Caynaba Feysal Axmed Jaamac ayaa Waaheen u sheegay in Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland ka joojiyay golaha deegaanka degmadda Cayanaba dhamaan cashuurihii ay qaadi jireen. Feysal Axmed Jaamac waxa… Read more »

313daadmadheedh

Xulka Gobolka Daad-Madheedh ayaa 5Gool kaga badiyey iyo 4 Xulka Salal.

Hargeysa(Waaheen) Xulka Gobolka   Daad-madheedh ayaa 5 Gool oo ah kuwa loo yaqaano Gool ku laag ka badisay Xulka Gobolka Salal, Ciyaartan oo ahad mid adag oo ay 90Daqiiqo ay isla… Read more »

breking3

Gobolka Hawd oo 1Gool kaga badiyey Gobolka Badhan.

Hargeysa(Waaheen) Xulka Gobolka Hawd  ayaa Xulka Gobolka Badhan kaga biyey 1Gool iyo 0, Ciyaartan  oo ahayd mid adag ayaa wax labada Xulba soo badhigeen Ciyaar Wanaag ay mid kasta ku… Read more »

Imtixaan-300x200

Ardayda Dugsiga sare Faarax Oomar oo mudaharaad wasaaradda la hortagay

Hargeysa(Waaheen) Ardayda Dugsiga Sare ee Faarax Oomaar ayaa manta mudaharaad la hortagay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, iyagoo jeex jeexay Imtixaankii Fisigiska ahaa ee manta laga qaadayay. Wasiirka wasaaradda Waxbarashada oo Ardaydaasi… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.