Daily Archives: 7:59 pm

Breaking_News

Saddex Doonyod oo Ay Saarnayeen 200 oo Tahriibyaal Reer Somaliland ayaa ku qarqoomay Badda Liibiya.

Hargeysa(Waaheen) Saddex Donyood oo ay saarnayeen Tahriibayaal Reer Somaliland oo gaadhaya ilaa 200 Qof Ayaa Badankoodu ku qaraqmeen  Badda u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga. Tahriibayashan ayaa khamiistii waxay  ka baxeen… Read more »

ardeyda

Madax-weynaha Somaliland Oo Maanta ardeyda Dhagoolayaasha Ku Qaabiley Madaxtooyada

Hargaysa(waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan balaadhan ugu sameeyey Ardayda Dhagoolayaasha Somaliland oo ka kala socday 5 Dugsi oo ka kala yimid… Read more »

WIIL

Wadhaf iyo Shimbro war isumahayaan:

1.      Muuse biixi markuu  ka soo noqday USA wuxuu dadka ka wacdiyaayey  in la joojiyo hadalada xanafta iyo dhiifta leh ee qurbajooga Media ha loo mariyo. Muuse se markaa uu… Read more »

Kulmiye wuu tegi doonaaye ha tahriibina !

Sidii aynu ku soo sheegnay qaybtii koowaad ee maqaalkan oo taxane qaybqayb ah ayaa aynu ku soo tilmaamnay in xukuumada iyo xisbiga talada dalka haye ee kulmiye ay ka masuul… Read more »

996792_397691127016920_1068860959_n

Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Axmed-weyne

 Hargeysa (Waaheen)   Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka qayb-galay aas qaran oo maanta Magaalada Hargeysa loogu soo sameeyay Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Weyne oo ka… Read more »

breking

Reer Buuhoodle oo gubay Dugsi Somaliland leedahay oo Ardaydu Imtixaanka ku geli lahayd

Buuhoodle(Waaheen) Reer Buuhoodle ayaa tuuladda dadan oo 15 Km u jirta Buuhoodle ku gubay Dugsi Somaliland dhistay oo ay Ardaydu ku gali lahayd Imtixaanka Shahaadiga ah ee saak bilaabmay. Dad… Read more »

1012368_10200720946258338_39155637_n

Gobolada Maroodijeex iyo Gabiley oo u gudbay Wareega Saddexad.

 Hargaysa(waaheen)-Tartanka ciyaaraha Somaliland iyada oo ay marayaan wareegii labaad oo maanta lagu dhawaaqay isku aadkoodi madama oo ay isku soo baxeen xulka gobalka m/jeex vs xulka gobalkla Awdal iyo Xulka… Read more »

khadar

maqaal wargaysaka hubaal‏

Xukumada axmed sillanyo ma waxay caado ka dhigatay  xayiraada iyo     cabudhinta  saxaafada madaxa Banan Maraca hore waxa aan halkan ka salaamaya dhamaan saxaafada madaxa banan iyo shacab waynaha rere somaaliland… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.