Daily Archives: 8:08 pm

news

Gabadh caawa lagu toogtay Xaafadd Star ee Hargeysa

Hargeysa(Waaheen) Gabadh lagu magacaabi jiray Raxma ayaa caawa lagu toogtay agagaarka hotelka Star ee magaaladda Hargeysa. Marxuumadda oo Meydkeeda la soo dhigay Cisbitaalka Hargeysa ayaa Dilkeedana cidna loo qaban, iyagoo… Read more »

siilaanyo

Madaxweyne Siilaano oo Madaxtooyadda ku marti-qaaday Ardayda dhagoolayaasha ah

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa berri Madaxtooyadda Somaliland kula kulmaya Ardayda dhagoolayaasha ah ee wax ka dhigta Dugsiyada Dalka. Ardayda dhigta Dugisyadda dhagoolayaasha Burco iyo Boorama ayaa… Read more »

ciyaa

Xulka kubada cagta ee Gobolka Togdheer waxaa qasay masuuliyiin shaadhka dawlada sita

Waxa kudhacay xulka gobolka T/dheer maaha qabyaalad ee waa siyaasad Waxan halkan kaga war bixinayaa masiibada kudhacday xulka kubada cagta ee G-T/dheer  horta waxan halkan ka cadaynayaa inaan jirin warka… Read more »

berbera

xukuumadda Somaliland awood ma u leedahay ilaalinta tayada shiidaalka?

Muddo imika laga joogo dhawr bilood waxa saamayn xun ku yeeshay Mishiinada Korontada, gaadiidka iyo Ceelasha Biyaha qaarkood shiidaal wasakhaysan oo ka soo degi jiray Dekedda Berbera, isla markaana ay… Read more »

Muddaharaad Ceerigaabo Ka Dhacay Oo lagu diidan yahay natiijadii ciyaaraha

Ceerigaabo(Waaheen) Muddaharaad ballaadhan oo bulshada reer Sanag ku diiddan yihiin gobolkooda  oo laga reebay  tartanka 8-da koxood ee cayaaraha Somaliland ayaa wuxu maant/shalayto ka dhacay magaalada Ceerigaabo. Waxayna muddaharaadayaashu fagaarahaas… Read more »

habnt

Xukuumadda Somaliland oo la dagaalanka Musuq maasuqu laf-dhuun gashay ku noqday iyo Itoobiya oo Wasiiro u xabistay

Waxa is mari waa ka taagan yahay Hanti-dhawruhu in uu dhamaystiro Kiisaskii ugu danbeeyay sidii caadadiisu ahayd Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland waxa caqabad laf-dhuungashay ku noqday dhamaystirka iyo fulinta kiisaska Musuq… Read more »

www

Madaxweyne Xassan oo Kulamo la qaadan doono Madaxda G8 ka.

‏Uk(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud uu wehliyo Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Xassan Suleyman ayaa maanta kasoo degay London halkaasna kulamo kula qaadan doono Madax ka tirsan… Read more »

news

Xukuumadda oo si hoose u bixisay Wershada Sibidhka Berbera iyo Hubka yaala Xeryaha Ciidanka

Koox ku xidhan Madaxtooyadda oo waraaqo loo qoray Berbera la dhex taagan Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa si qarsoodi ah oo aan la marin nidaamka qandaraasyadda Dad ku xidhan Madaxtooyadda u… Read more »

breking

Somaliland oo xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay waaxda Amaanka oo shandad madaarka Berbera ka xaday

Waxa qabtay Kamaradaha madaarka ku rakiban isagoo diyaaradd la sii fuulaya Berbera(Waaheen) Booliiska Madaarka Berbera ayaa manta xabsiga u taxaabay sarkaal ka tirsan waaxda Amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo shandad… Read more »

© 1976 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.