Daily Archives: 7:09 pm

IMG_0051

Somaliland oo gaashaanka ku dhufatay Xafiiska Siyaasada ee QR-midoobay (halkan ka dhagayo).

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Codka Kulanka Caawa ee Madaxweynaha iyo ERGAYSA QM MR NICLS KAY

breking

Somaliland oo Dalka ka mamnuucday xafiiska Qaramada Midoobay ee siyaasada iyo Wakiilkeedaba

Hargeysa(Waaheen) kulan ay caawa Qasriga Madaxtooyadda ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya iyo Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhamaaday is af-garan waa kadib markii ay… Read more »

qaramada

Ergayga Cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya oo Hargeysa yimid

Hargeysa, (Waaheen)13 June 2013–Ergayga cusub ee Gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, wuxu yimid Hargeysa, Somaliland subaxnimadii maanta si uu kulan ula yeesho Mudane Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud… Read more »

somlai

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku qaabilay

Guddiga Siyaasadda iyo Amniga ee Midowga Yurub Muqdisho (Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta martigeliyey booqashadii ugu horreysey ee Saiiradda Guddiga Amniga iyo Siyaasadda ee… Read more »

Guddidii Xuskii 18 May oo sheegay Xisaab-xidhkii munaasabadda 18 May ee UK inay soo bandhigayaan

Uk(Waaheen) Guddidii qaban qaabada xuskii 18 May oo beeninaya war laga baahiyay ayaa balanqaaday in ay soo bandhigi doonaan Xisaab xidhkii dhaqaalihi ka soo baxay Xuskaasi isla markaana ay gaadhsiin… Read more »

joh

Somaliland independent press association must not ever cross the border of Journalism wrongly.

Somaliland independent press has been having disputes over freedom and rights of Somaliland journalism for the different regimes led for this country.  Indeed, there are plenty of so called journalists… Read more »

hrc

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay canbaaraynaysaa xayiraadda wargeyska Hubaal

Maxkamadda Gobolka Hargeysa waxay xayirtay wargeyska madaxabanaan ee Hubaal oo ka soo baxa magaalada Hargeisa. Go’aanka Maxkamadu ma sheegin wax sabab ah oo ay u cuskatay maxkaamaddu xayiradda wargeyska. Sida… Read more »

1000552_355490721242981_1954821159_n

Madax Dhaqameedka iyo Madaxda Beelaha Gabooye

oo Gaadhay Magaalada Borama. Hargeysa(Waaheen) Salaadiinta, Boqorada, Culimada, Dhalinyarada, Aqoonyahanka, Cuqaasha, Siyaasiyiinta Beelaha Gabooye oo ka kooban 4 Haameed ee Beelaha Gabooye, Muuse Dhariyo, Madhibaan, Hawle, Tumaalo ayaa waxay soo… Read more »

Mareeyaha Cusub ee Wakaalda korontada oo Xilkii la wareegay (halkan ka dhagayso)

        halkan ka dhagayso halkan ka dhagayso 

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.