Daily Archives: 6:12 pm

fds

Xukuumadii Hore Markay Isku Daydo Inay Cabudhiso Saxaafada Madaxa Banaan Siilaanyo Wuxuu Odhan Jiray Dimuqoraadiyadii Gabal baa U Dhacay.

saaxiibayaal waxaynu wada og nahay in wargeyska hubaal lagu soo qaaday weerar hubeysan 24/04/2013-ka waxaa la xaqiijiyay inay geysteen weeraarkaasi laba nin oo ka tirsan booliska somaliland,halkii xukuumada laga sugayay… Read more »

Somalilands Fyns Hjæpeforening (SFHF)

Waxa habeenkiiAxadaoo ay tariikhdu aheeyd 02 June 2013ka la soo gaba gabeeyey shirwaynahii labaad ee ururka Somalilands Fyns Hjæpeforening (SFHF)  ama ururka Jaaliyada Somaliland ee magaalada Odense Danmark. oo ka socday… Read more »

qor1

Soo Ifbixii Dil,Dilaaca,Qab-Yaalada Iyo Doorka Maanta

Horta Somalida sideedaba waxay ka soo jeedaa xoolo dhaqato dadkaa reer baadiyuhina had iyo jeer ma laha aqoondiineed iyo mid maadi toona. sidaas daraadeed Qab-yaaladu waxay u tahay shaqo waanay… Read more »

www

Laba Hab; Laba Haad Prof. Cabdisalam Yaasiin

Marka aad raad raacdo taariikhda Somaliland ee la xidhiidha gumaysigii Ingriiska, iyo taariikhda Somalia ee la xidhiidha gumaysigii Talyaaniga iyo gumaysigii Ingiriiska, waxad ogaanaysaa in ay lahaayeen lab hab oo… Read more »

samsam11

Wasaaradda Waxbarashada oo maadada Diinta

ku bixinaysa 100 Imtixaanka sanadkan Wasiirka Waxbarashada oo Ardayda ugu baaqday inay dajiyaan dareenkooda xiliga Imtixaanka Hargeysa(Waaheen) Wasaaradda Waxbarashada ayaa sanadkan maadada Diinta oo Imtixaanaadka shahaadiga ah lagu bixin jiray… Read more »

GE DIGITAL CAMERA

Somaliland Cidla kaga tagi mayso Itoobiya haddii lagu soo duulo ama layskugu tago

Dadka qaar waxay is weydiin karaan Masar xuduud lama laha Itoobiya sidee dagaalku ugu fududaan karaa? Masar waxay isticmaalaysaa xeeladihii iyo tabihii ay waligeedba u adeegsan jirtay ilaalinta biyaha Nile-ka,… Read more »

Xuskii 18May ee Wadanka Canada.

It was a wonderful celebration on saturday, the 18th of May for all somalilanders. Our event was the biggest and most peaceful event full of patriotism. Somehow I knew that… Read more »

news

Beesha Cali Barre ee gobolka Saraar oo Digniin kama Danbays ah u dirtay Xukuumadda Siilaanyo

Burco(Waaheen) Beesha Cali Barre ee degta Gobolka Saraar ayaa War-saxaafadeed ay ka soo saareen Dilkii Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar oo ay Xukuumaddu waxba ka qaban weyday ka soo saaray Digniin… Read more »

wwa

‘Ma hadhin hadal la is-yidhaahdaa’ (Hubaal waa hubaal, hiilna way helaysaa)

“Waa ha hadlin, Oo ha arkin, Oo ha maqlin, Waa habaar, Waa habaar, Waa habkaynu nahee,”   Cali sugulle Dun-carbeed, Riwaayaddii Kala-haab, 1966kii. Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.