Daily Archives: 6:46 pm

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Natiijada Ciyaarihii Gobolada Somaliland ee maanta dhacay iyo kala horeynta Dhibcaha.

Hargeysa Stadium(Waaheen):Ciyaartii hore oo ay wada ciyaareen Xulka Gobolka Gabiley iyo Xulka Gobolka Awdal oo ahayd ciyaar aad u adkayd, oo ahayd werar iyo weerar celis ayaan habayaraatee wax goola… Read more »

qor5

Shaqaalihii Wasiiraddu Qabyaalada Ku Qaybsadeen iyo Fadeexada Ka Dhalatay.

Oo uu Horseed u ahaa Wasiirka Duulistu dhacdo ku cusub somaliland ayay ku kaceen golaha wasiirada ee xukuumada siilaanyo,todobaadkan ayay ahayd markii golaha wasiirada somaliland isku raaceen inay shaqaale tiro… Read more »

fds

Guul darada Qabyaaladeed Ee La Soo Daristay Ciyaartoygii Gobolka Togdheer Siilaanyo-na Waxaa Loogu Qorayaa Buuga Wax Qabadka Xukuumada.

maah maah soomaaliyeedbaa jirta oo tidhaahda nin reer u weyn iyo naag naag ka umulisay midna sida uu wax u og yahay wax uma sheego. maah maahdaa waxaan uga jeedaa… Read more »

qor3

Xogta iyo Xaqiiqda Maanta Somaliland ka jirta!!!

Xukuumada  Siilaanyo may-noqon Xukuumad ay Mahadiyaan Shacabkii reer Somaliland ee Codkooda ku soo doortey, May noqon xukuumad ku dhisan Cadaalad  Sinaan,Xaq-soor iyo Haykal Dawladnimo, May noqon xukuumad run sheeg ah… Read more »

DSC066391

MASHRUUCA QABYO QORALKA EE 5.5% EE QABYAALADA UMADA LAGU BARAYA WU SOO DHAFAY URURADII SIYAASADA HADA KUBADII BU MARAYAA WAXAA KU XIGANA WAYNU EEGI !

Horumarinta iyo Noolaynta Qabyaalada UMADA Somaliland Oo an Odhan Karo Waxa Dhasha, Korisana Xukuumadan Hada uu Hogaamiyo Ahmed Siilaanyo aya Waxaynu Ka warqabnaa Heerarkii Kala Duwana ee ay soo martay… Read more »

qor5

Fadeexada gobolka togdheer soo gaadhey waxa mas’uuliyadeeda dusha ku qaadan doonta madaxtooyada iyo wasiirka cayaaraha‏

Maalmahan ba waxa saxaafada iyo warbaahinta somaliland qaada dhigeysa fadeexadi ka dhacday ciyaarihii gobolada JSLand, gaar ahaan waxey fartu ku godneyd Gobolka Togdheer oo kooxdii ka socotey khilaafkoodu gaadhey gacan… Read more »

cee

Odayaal qabtay shir lagaga hadlayay xaalada Ceel Afweyn

Ceerigaabo (Waaheen)Cuqaal, Guurti, Culimaa’u-diin, Aqoonyahan, iyo Wagarad tiro badan oo kazoo jeeda degaanka Degmada Ceel-Afweyn ayaa iyagoo halkaas ku sugan oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Xarunta Wargeyska Waaheen ee… Read more »

222

Ma ka dhabaa Cismaan Awr liqe Taliyaha Booliisku inuu mutaystay darajada Jananimo? Nasir Mohamed Abdilahi

Waxaan ku Hambalyaynayaa Fadal darajada uu mutaystay ee lagu tolay Cismaan Awr liqe oo kooxda la dagaalanka Argagixisadu habeen dhaweyd gurigiisa kala baxeen isaga iyo laba wiil oo uu dhalay… Read more »

askar

Hawlgalada Ciidanka la dagaalanka Argagixisada oo noqday Biyo Col dhaanshay

Hawlgalkii Cismaan Awrliqe lagu qaaday oo ku arooray guul darooyinka soo waajaha RRU-da   Tan iyo intii la abuuray Ciidamadda loogu yeedho SPU iyo RRU waxa dhegaha dadka ku soo… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.