Daily Archives: 9:55 pm

ciida gale

Waaheen ( London ) Shirweyne ay yeesheen Beesha Cida gale ( Barkhadle1 ) ayaa

shalay 08/06/2013 ka qabsoomay caasimadda dalka ingiriiska ee London. Shirkaas oo ay soo qabanqaabiyeen gudidda beesha ee dalka UK oo ururka gaaroodina nagala qayb qaatay loona igmaday hirgelintiisa haweenka beesha… Read more »

IMG_5525

Bisha Cas ee Imaaraat-ka oo Qalab Caafimaad ku wareejisay Cisbitaalka sallaxley

Sallaxley(Waaheen) Qalab caafimaad oo isugu jira noocyo kala duwan ayay Hay’adda Bisha cas ee imaaraat-ka carabtu ugu deeqday Cusbitaalka magaaladda Sallaxley . Xaflad ballaadhan oo lagula kala wareegayay qalabkaas ayaa… Read more »

sheeko kale keen

Sheeko Kale Keen: Hogaan Keliya

Sheeko Kale Keen: Hogaan Keliya Prof. Cabdisalaam Yaasiin Shirkad Jabaan ah iyo shirkad Maraykan ah ayaa ku heshiiyay in ay ku tartamaan laba huudhi oo la dhex marinayo webi. Shirkad… Read more »

fds

Diiwaan-gelin Haabkeed Lama Hayo, Siilaanyo-na Wuxuu Doonayaa Mudo Kordhin, Somalilandna Waxay Doonaysaa Madaxweyne Talinaaya Qormadii 1 aad:

mudadii uu siilaanyo uu xilka hayay golihii deegaanka ee hore waxaa loo kordhiyey hal mar, inkasta oo ay mudadii loo kordhiyey ku darsadeen mudo lix bilood ka badan oo sharci… Read more »

sawirkii dhaxdhiga

Wasiirka Madaxtooyada iyo Gudiga Dawga cad oo dhagax digay 4km oo Jidkaa ka mid ah {Halkan ka dhagayo}

Halkan ka dhagayso     Halkan ka dhagayso  

qor5

Labadii Qabiil Isku Raacdaa, Ardaaga Ayay Ku kala Hadhaan

Xiligii waddanka la soo galey 1991 iyo sanadihii ka danbeeyey waxa dalka joogey jabhado xarumo ka sameystey xeryihii milatariga iyo koontarooladii oo ama cashuur ku qaadi jirey amaba goobahaa degenaa…. Read more »

My Pic (1)

Wakiilka Somaliland ee UK Mr. Awale oo Hantidii uu Jaaliyada Ka dhacay ku qarinaya waa la ina ictiraafay we are not Stubid‏

Waxaan halkan ka salaamayaa Jaaliyada Somaliland ee Degan wadanka ingiriiska gaar ahaan kuwa degan Caasimada London iyo nawaaxigeeda salaan ka dibna waxaan ugu hambalyeynayaa sidii qiimaha lahayd ee ay ugu… Read more »

qor3

HAYAAY SOMALILAND BAAQ QARAN AHMED ANJEEH

HAYAAY  SOMALILAND  BAAQ QARAN  AHMED ANJEEH BISMILLAAHI ALRAHMAANI ALRAHIIM KU :BAAQ  KU WAJAHAN    KOLAHA  GUURTIDA,  KOLAHA BAARLAMAANKA  SOMALILAND KU:  CIIDANKA QARANKA SOMALILAND KU : CIIDANKA BOLISKA  SOMALILAND KU :… Read more »

cali waran cade

Cali-duulduul: Maaddada waxqabad Warancaddaan, kala midoobaaye‏

Abwaan Cali Ismaaciil Carab oo loo yaqaanno Cali-duulduul oo inta badan saxaafadda Somaliland ayaa sameeyay gabay magaciisu yahay TV Macruuf oo uu ku sheegayo meelaha ay iska shabbahaan siyaasiyiin badan oo… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.