Daily Archives: 4:43 pm

wasiirka

Wasiirka Arrimaha dibeda oo dhuumasho ku yimi Hargeysa

  Socdaalo uu Itoobiya ku tagi lahaa oo uu kala kulmay waji gabax Hargeysa(Waaheen) Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa soo gaadhay magaaladda Hargeysa, isagoo ka muquurtay Saxaafadda… Read more »

breking

Xaalad colaadeed oo ka taagan Degmadda Ceel Af-weyn iyo Xukuumadda oo daawanaysa

Beelaha Reer Yoonis iyo Axmed Faarax Biciide oo isku Hub Urursaday Ceel-Afweyn(Waaheen) inta u dhaxaysa  tuulooyinka Bildhaanlay iyo Duur Cilaan wax aka taagan colaada shaqaaqo ka dhalatay Marxuum la odhan… Read more »

mm

Xulka Gobalka saraar oo 3-2 Ku diray Xulka gobalka Sanaag

Hargaysa(waaheen)-Ciyaar aad u xiisa Badan oo Dhex Martay Gobalada Sanaag Iyo Xulka Gobbalka Saraar ayaa Maanta Ka Dhacday Garoonka Weyn Ee Hargaysa Stadioum Ciyaartani Oo Ahayd Mid Si Weyn U… Read more »

siilaanyo

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo go’aan dhaawacaya Cadaaladdii Dalka wali ku sii shaqaynaysa

Wasiirkeeda Arrimaha gudaha iyo Taliyaha Booliiska oo hortaagan fulinta iyo Oogida Dacwadaha Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo bilowgii Xukuumadooda ku dhiiraday in ay wax ka qabtaan cabashooyinka ka taagan Hay’adaha… Read more »

news

Dhibaato aanay Xukuumadu Dhaadayn oo ka taagan isku aadka Ciyaaraha iyo Imtixaanaadka Shahaadiga ah

Waxay muujinaysaa talaabadani in aanay talo midaysan Golaha wasiiradu lahayn Hargeysa(Waaheen) Imtixaanaadkii Fasalada Afraad ee Dugisyadda sare iyo kuwa Sideedaad ee Dugsiyadda Dhexe ayaa lagu dhawaaqay in ay bilaabmi doonaan… Read more »

DSC08576

Xulka Gobalka Badhan Oo 1-0 kaga Badiyey Xulka Gobalka Saaxil

HargaysaStadium(waaheen)-Xulka gobalka Badhan iyo Xulka Gobalka Saaxil Ayaa Maanta Soo Bandhigay Ciyaar Aad u xiiso badan run ahaantii Ciyaartani oo Ahayd Ciyaar Aad U Adkeyd Isla Mar ahaantaan ay labadda… Read more »

somaliya iyo faroole

Madaxweynayaasha Puntland iyo Somaliya oo khilaaf hor lihi ka dhex qarxay

Kenya(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamud iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxman Shiikh Maxamad Maxamud Farole ayaa  June 7, 2013, ku kulmay hotelka uu Magaalada Nairobi ka dagan… Read more »

biurco

Burco: Warbixintii u danbaysay ee Hawlgalkii RRU-du ka fuliyeen

Tirada dadka ay xalayto Ciidamada RRU da kala Baxeen qaar ka mid ah Guryahooda iyo waliba  tiro bacadlayaal ah oo ka mid ah Bacadlayaasha magaalada Burco ayaa sii kordhaysa, ka… Read more »

qor5

Somaliland’s New Code for Mobile Phone 06x Will Undermine Nation’s Sovereignty.

Recently 3 telecom operators in Somaliland announced that they will add 06x to their mobile number. These 3 operators are: Telesom, Telecom and nation link. Telesom which is the biggest… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.