Daily Archives: 7:55 pm

Untitled

Madaxwayne Siilaanyo Oo u daawasho tagay Garoonka Timacade

Hargeysa (Waaheen) – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ka mid ah daawadayaasha ciyaarta Basket-ka ee ka socota Garoonka Timo-cadde ee Magaalada Hargeysa.  Garoonka Timo-cadde oo uu… Read more »

MEHER-FARXAD-LEH

Hambalyo Meher Wacan

Hambalyo Meher Wacan Hooyo Baar Cabdisalan Cabdilaahi,Aabo Aadana Madar,Cabdirahaman Aadan Madar, Khadra Aadan Madar, Luul Aadan Madar, Koos Aadan Madar,Farxaan Aadan Madar,Deeqa Aadan Maar, Cosob Aadan Madar, Almis Aadan Madar,… Read more »

Calanka Tawxiidkaa Tudhsiiiyay Tuugii Isqarinaayay‏

Hadaad dib ugu noqotaan maqaalkaygii aan ka qoray PROF SAMATAR IYO SOMALILAND waxaad dib u xasuusan kartaa wakhti ka hor intaan Samatar iman waxaan ka hadlayay oo hadda soo ifbaxaya… Read more »

qor3

Faallo: Figradda Somaliweyn Waa Siyaasad Isku-Dul-Noolaasho

Faalladanu waxay lafo-guraysa xaqiiqada iyo nuxurka ay ku salaysanyihiin qaranimada iyo aqoonsiga dalalka Adduunka (Afrika, Aasiya, iyo Koonfur Ameerika) taas oo ah xuduudaha u jeexan iyo in ummadda dalkasta ka… Read more »

waxbar

Xuska Maalinta Aabihii waxbarashada Somaliland

Burco(Waaheen) Xaflad lagu Xusuyay Aabihii waxbarashada Maxmuud Axmed Cali oo loo asteeyay Maalinta shanta bisha lixaad ayaa lagu qabtay Hoolka shirarka Jaamacada Burco.Xafladan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay… Read more »

ciy

Xulka Gobolka Maroodi-jeex oo 2-1 kaga badiyay Buuhoodle

Hargeysa(Waaheen) waxa manta Ciyaartii koowaad ku dhex martay Garoonka Hargeysa Stadium xulalka goboladda Maroodi-jeex iyo Buuhoodle, waxaanay ciyaartaasi ku dhamaatay 2-1. Labada gool waxa keensaday xulka ciyaartoyga gobolka Maroodi-jeex, halka… Read more »

siilaanyo

Madaxweyne Siilaanyo oo Wasiir Xirsi Xil kale saaray

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray digreeto kale oo uu mashaariicdii wadooyinka ku hoos gaynayo wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali X Xasan. Xirsi waxa hore loo hoos… Read more »

ax

Madaxweyne Siilaanyo iyo Axmed Ismaaciil Samatar oo kulmay

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa habeen hore kulan casho sharaf ah ku qaabilay Professor Axmed Ismaaciil Samatar, oo uu hore ugu mart-qaaday in uu Somaliland yimaado. Kulankan oo… Read more »

som

Sababta Xukuumaddu Somtel u siisay Baahinta Tooska ah ee Ciyaaraha

Laba qoraal oo midiba ka soo baxday Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasaaradda Ciyaaraha 2012-13 Hargeysa(Waaheen) Wasiiradda Wasaaraddaha Warafaafinta iyo Wacyigalinta Abiib Diiriye Nuur iyo Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dalxiiska Cali… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.