Daily Archives: 9:47 pm

soo dhoweynta Ahmed Samatar waa qayra caadi

ciidaan dhunkanayaa calenkeedana madoonayo waa waxaan meesha qaban! Ahmed hadii uu dalkiisii ku soo noqday in laga badbadiyaa oo loo soo dhaweeyaa si aan loo soo dhoweyn dadkii dhiigooda u… Read more »

P1010598

Ururka Gudiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka Somaliland Oo Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

Hargeysa (Waaheen) – Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimaya oo lagu daah furayey Ururka Mihnad layaasha Caafimaadka Qaranka ayaa lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa… Read more »

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Deegaanka Somaliland oo Dawlada hoose ku Eedeeyey Faro galin ay ku hayso

HALKAN KA DHAGAYSO HALKAN KA DHAGAYSO

DSC08714

Wasiirka Deeganka Somaliland oo Dhaleecayn u soo jeediyey Hay’ada UNDP

Hargaysa(waaaheen)-Wasiirka Wasaarada degaanka iyo horunmarinta Reer Miyga mudane Maxamed Siciid Maxamuud oo maanta ka qeyb galay xaflad lagu xusaayay maalinta degaanka adduunka oo ka dhacday Hotel Ambassador ayaa waxaa uu… Read more »

DSC08687

Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka oo Hargaysa lagu qabtay

Hargaysa(waaheen)-Xaflad BaLaadhan oo loo sameeyay wasaarada Deegaanka iyo horun Marinta Reer miyga Ayaa Maanta ka Qabsoomtay Hotel Ambasador Ee Magaalada Hargaysa, Xafladani oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Wasiiro Dhalinyaro… Read more »

Madax Weyne ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay furitaanka Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Halkan ka dhagayso halkan ka dhagayso

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka digay dhakhaatiirta aan aqoonta lahayn inay sii shaqyn doonaan

Halakan ka dhagayso Halakan ka dhagayso

qor

Somaliland maxaa uga meel yaal khilaafka wabiga nileka

Tan iyo markii dalalka uu maro Wabiga Nile ay ku kala dareereen shirkii magaallada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar 2010 waxaa isa soo tarayey muranka siyaasadeed ee u dhaxeeya Masar,… Read more »

soo dhaween

Reer Boorama oo aan u kala hadhin soo dhawaynta Axmed Ismaciisl Samatar

Boorame (Waaheen)- Kumanaan qof oo ka mid ah shacbiga ku dhaqan magaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorame, ayaa maanta si diiran ugu soo dhaweeyay gobolkaasi Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.