Daily Archives: 4:51 pm

601159_528161120564922_375074242_n

Pro. Axmed Ismaciil Samatar oo Xaflad Soo dhawayna Jaamacada Hargaysa loogu qabtay

Halkan ka dhagayso Halkan ka dhagayso

telesom

Xukuumadda oo shirkadda Telesom ka joojisay

baahintii Live-ka ahayd ee Radio Hargeysa ku soo tabinaysay Ciyaaraha. Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa shalay ka joojisay Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom adeeg ay Idaacada Radio hargeysa u siisay in ay si… Read more »

Salaadiin Xukuumada Siillaanyo ku Eedeeyey Waxka qabasho la’aanta Weerarkii Wargeyska Hubaal.

  halkan ka Dhagayso

qor

SHIRKA LOO BIXIYEY HOODAALE, YAANU NOQON HOOG-GAALE.

Barta loogu talo galay inuu shirkani ka dhacaa, waa bartii lagu kala kacay sanaddadii lixdamaadkii markii beeshu ay ku heshiin weyday inay xisbi qudha samaystaan, wakhtiyadaa oo loo diyaargaroobayey doorashooyinkii… Read more »

qor

UGAASNIMADA BEELAHA SAMAROON XEER BAA KA HOREEYA/QORE ABSHIR RABIILE SUGAGLE

KU: DHAMAAN WARBAAHINTA MAXALIGA AH UGAASNIMADA BEELAHA SAMAROON XEER BAA KA HOREEYA Sida ku cad Go’aamadii shirkii xeego Xeerka Beelaha Habarcarfaan ee tirsigiisu yahay _______ waxa ku cad in hadii… Read more »

Ahmed safari

GUD.BARLAMANKA S/LILAND IYO MADAXWEYNAHA JAMHURIYADA AYAA U SABAB AH TAHRIIBTA. SHIRKADIHII AY XAYIREEN DELCOM SHIRKADII LOO XAYIRAYNA AY WAXBA SOO WADIN.‏

Waxaan salaamaya saxaafada Somaliland iyo warbaahinta jecel runta lays weydaarsado. Waxaan doonayaa in aan ogaano halkee ayey ku danbeyeen shaqa abuuristii SOMCABLE xadhigii FIBRE OBTIGA xadhkihii bada hoosteeda hight speed… Read more »

dsfasdf

Ucid iyo Wadani Oo Xukuumada Fursad u siiyey laba wajiilaynta Arimaha dibada

“Ucid iyo Wadani oo fursad u siiyay Xukuumadda Kulmiye in ay siyaasadda Arrimah dibeda siday doonto ka yeesho” “Wasiirka Arrimaha dibedu inuu marna yidhaahdo ha tagine marna isagu hor ordo… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.