Daily Archives: 7:33 pm

MEHER-FARXAD-LEH

Hambalyo Meher Wacan

Hambalyo Meher Wacan   Axmed maxamed siciid, badriya maxamed siciid Hooyo casha cabdi Abwaan A/rahman dubbe, Mahad yusuf, Wardi Huseen, Asad cabdi Guuleed, Eng Mohamed Badel, Maxamed a/lahi warsame, Mawliid… Read more »

qor

GURYO-NOQOSHADA AQOONYAHAN AXMED ISMACIIL SAMATAR WAA GUUL SIYAASADEED OO U SOO HOYATEY SOMALILAND

GURYO-NOQOSHADA AQOONYAHAN AXMED ISMACIIL SAMATAR WAA GUUL SIYAASADEED OO U SOO HOYATEY SOMALILAND FAALO: WERIYE MAXAMED ISMACIIL CUMAR( MAXAMED BIID) GABILEY 2/6/2013ka ayay ahayd maalintii uu Prof;Axmed Ismaciil Samatar ka… Read more »

boobe

TV-yada Soomaaliyeed: Taran Tayadoodu Taban Tahay Qormooyinkii oo dhan

TV-yada Soomaaliyeed: Taran Tayadoodu Taban Tahay “Mar waxaad dhadhamisiyo, Mijin Qaad ah haw dhiman, Hana  talin masiibiyo Wax makhluuqa kala dila. Maskaxdaadu yay noqon, Maqal lagula leeyahay, Yaan toban muftaaxiyo,… Read more »

En. cabdi

Cali xoorxoor u taag la gole wada daacada

Eng:Ahmed Caydiid Magaaladu waa Berbera waa magaala qadiimiya waxaa ku sugan mushtamac kala duduwan waxay intooda badani ka hawl galaan bada iyo waxa la xidhiidha . Intaan magaalada ku sugnaa… Read more »

qor

Kor u qaadista ciyaaraha iyo xidhiidhka dhalinyaradda Somaliland.

Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ahmiyad weyn iyo daryeel badan siisay ama ku bixisay, kor u qaadista ciyaaraha iyo xidhiidhka dhalinyaradda tan iyo wakhtiggii xukumadani gacanta ku qabatay taladda dalka jamhuuriyadda Somaliland,… Read more »

New Image1

iigu filan tusaale inaan kaga daydo

qalinkiyo qoraalku” waa aqoontiyo iftiinka aadamaha” meelkasta oo uu aduunka kaga noolyahay, maah maah soomaaliyeedna waxay ahayd` aqoon la aan waa iftiin la aan sidaas ooy tahay qalinkiyo qoraalku” maaha… Read more »

DSC08592

Gobolka Hawd oo 2-1 kaga Badiyey Badhan

Hargeisa Stadium(Waaheen)Bilawgii hore ee ciyaarta ciyaartii dhaxmaraysa waxaa dar dar cajiiba ku soo galay Kooxda G/Hawd iyagoo dhinaca kale oo kooxka Badhan ka kaga badnaa Kubada iyadoo ciyaartu marba marka… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.