Monthly Archives: May 2013

MEHER-FARXAD-LEH

Hambalyo Meher wacan

Hambalyo Meher wacan Daahir c/raxman cilmi  xaaskisa iyo caruurtiisa,xassan ibraahim cabdi{xaaji},axmed cabdi xasan,maxamed axmed saleebaan,xamse daahir c/laahi,muxiyadiin cali jaamac,khaddar c/laahi mawliid iyo xaaskiisa,axmed c/casiis axmed,c/raxman aadan nuur{boosaaso},maxamed cali axmed {Arabsiyo}… Read more »

eegmadaad

Eegmadaada qudha, Adduun gooynayaan, Ifka laga helayn!‏

  Waa tix lagu maamuusay dhabeel loo han weynaa, laakiin calafku kala kexeeyay iyada iyo wiilkii hilowga u qabay.. Sagootin gacal iyo nabadgelyay qof mudan ah ayaa ay si wanaagsan… Read more »

sici

Samata-baxaygii 31/Mey/1988-kii, W/Q Siciid Gahayr‏

Hugunka iyo hanqadhka rasaas ay nacabka iyo nasteexa naf-hurka ahi is-weydaarsanayeen ayaa hiirtii 31/Mey/1988-kii nagu hadheeyay Hargeysa, waxa nagaga sii darnaa duqaynta aan loo aabbo-yeelin ee ay diyaaraduhu sida darandoorriga… Read more »

somaliya

Madaxda Soomaliya iyo Japan oo ku heshiiyey in la xoojiyo xidhiidhka labada dal

Yokohama (Waaheen)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo isla maantana uu dhici… Read more »

jaamacad

Making the Dialogue Successful: the Prospects of Somaliland–Somalia Negotiations

Call for Papers Re-Advertisement A National Conference under the theme: Making the Dialogue Successful:  the Prospects of Somaliland–Somalia Negotiations 03–05 July 2013 Hargeisa, Somaliland   Institute of Peace and Conflict Studies… Read more »

ucid

Xisbiga UCID oo cambaareeyay ka qayb galkii shirkii maamul goboleedada soomaaliya ee wasiirka arrimaha dibedda somaliland

Kadib markii aanu si qoto dheer u daba galnay shirkii uu sida gaarka/kelida ah uga qayb galay wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Dr. Maxamed C/lahi Cumar ee ka dhacay Kenyatta… Read more »

darod

Wasiirka arimaha dibada Dr M A Omar ma wuxu ka mid aha sharkadii dahabshiil ee madasha lagu casuumay ileyn madasha sharkada lagu casuumee‏

Waxa an halkan kasalaamaya shacabka somaliland sidii qiimaha la heyd ee ay dibad iyo gudaba ugu tamaashadeen sanad guuradii 22naad ee kaso wareegtey gooni isu taaga Somaliland waxakaloon salaamaya dhamaan bahda saxaafadda… Read more »

addis

Somaliland oo mashaariic Nabad gelyada khuseeya ka heshay safaaradda Ingiriiska Addis ababa

Adis-baba (Waaheen) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md.Maxamed Nuur Caraale (Duur) iyo Safiir Ku xigeenka Britain u fadhiya dalka Ethiopia Mr.Chris Allan ayaa galabta si rasmi ah ugu kala saxeexday Magaalo… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.