Videos Subscribe RSS feed of category Videos

wasiir

Xukuumadda Somaliland oo Go’aamo adag ka soo Saartay Sixir Bararka, Digniina u Dirtay Ganacsatada Raashinka keenta

“ Maanta ilaa Bari Lacag xoog leh ayaa la galinayaa suuqa, lacag aad dibada u diraysaan ma shaqaynayso”Wasiir Samsam Cabdi Aadan Hargeysa (Waaheen)  Wasiirka Maaliyada Somaliland, Marwo Samsam Cabdi Aadan… Read more »

12463612_883034211794784_1357255614_n

Laba Qof oo ku dhintay Shil baabuur oo ka dhacay Buurta Sheekh

  Dadka Shilka galay ayaa ahaa Arday dhigata Dugsiyada Sare Magaalada Burco.   Sheekh (wAAHEEN) Alle Haw Naxaristee waxaa shalay Shilgaadhi oo ka Dhacay Afaafka  Hore Buurta Dowga Sheikh Waxa… Read more »

ccd

Maayirkii Degmada Xariirad oo Daad Qaaday iyo Wasiirkii Ciyaaraha oo la Bad-baadiyey

Marxuumka iyo xubnihii wehelinayay ayaa loo soo qaaday dhinaca degmadda Xariirad, halkaas oo ay marka horeba ku sii socdeen.   Hargeysa(Waaheen) Allaah Haw u naxariistee waxa uu daad qaaday Duqii… Read more »

siill

Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka oo Fariinta Xuska 18 May iyo Abaaraha u diray shacabka Somaliland.

    Fariinta Madaxweynaha Somaliland Ee 18 May Iyo Abaaraha  Hargeysa(Waaheen) Bismillaahi Raxmaani Raxiim,,,Asalaamu Calaykum Wa-raxmatulaahi Wa-barakaatu,Mudanayaal iyo Marwooyin, Xuska Maalinta Qarannimada Somaliland, waa mid ku weyn quluubteenna, mana jirto… Read more »

vvv

Amina Muuse Weheliye oo ka Sheekeysay Gumaysi uu 12 Sanno Yusuf Garaad ku hayey

ANIGA IYO YUUSUF: Hor-dhac (Preview): Ma garanaayo ilaa iyo haddatan la joogo oo muddo dheeri ka soo wareegatay sababta uu ninkaasi igu maagay, mana garanaayo waxa aan ka bi’iyey, wuxuuse… Read more »

18491998_10155290174168535_1815796562_n

“Siyaasadii Kharajiga ee la dhigi lahayd Xukuumadda Farmaajo iyo Wasaaradda Yuusuf Garaad ma hayno Muusow ciilqab iyo dhaar hawaa’i ahi waxba tari mayse! !!” Muniir Axmed Cigaal

  Shalay oo kaliya mahee tiraba shan jeer in ka badan waxaan si fiirsasho leh u dhuuxay khudbadaha Murashaxa KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ee ku aadan dhanka dawladda wali fasaqii… Read more »

CCC

Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Sodon Milyan Ku Wareejiyey Guddida Abaaraha Ee Heer Qaran

  Hargeysa (Waaheen) Ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliland ayaa deeq lacageed ku wareejiyey guddida taakulaynta abaaraha ee heer qaran. Ciidanka ayaa lacagta ay iska uruuriyeen ka jaray mushaharkooda, waxaanay lacagtaas lagu wareejiyey… Read more »

DSC_0180

Kooxda ICT-ga oo ku guulaysatay Koobka Ardayda Jaamacada Admas

Hargeisa (Waaheen)-Maamulka Jaamacada Admas ayaa si rasmiya usoo gabo gabeeyey Koobkii Ardayda  kuliyadaha Jaamacadda oo socday mudao Bil ah, kaasi oo ay Ciyaartii kama dambaysta wada Ciyaareen Kuliyaa ICT iyo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.