Videos Subscribe RSS feed of category Videos

woxo

Dhaawac La Gaadhsiiyey Maayarkii Degmada Balligudbadle Iyo Sababta Keentay Oo Si Weyn Loo Hadal hayo

Balligubadle(Waaheen)-Cabdi Iimaan Jaamac oo ah Maayarka Degmada Balligubadle, ayaa dhaawac loogu geystay Gudaha Magaalada Balligubadle xilli uu ku jirey Hawlihiisa shaqo ee caadiga ah. Sababta dhaawaca Maayarka, ayaa la sheegay… Read more »

tarsan1.jpg

Maayirkii Hore ee Muqdisho oo Somaliland Baaq u soo diray.

Muqdisho(Waaheen)Waxaan baaq u jeedinahayaa Madaxweynaha, xildhibaanada, salaadiinta, boqorada, ugaasyada iyo shacab weynaha Somaaliland in ay badbaado u noqdaan jiritaanka jinsiga Somaaliyeed oo ay iska iloobaan wax kasta oo ka soo… Read more »

11173604_10152773265155843_612530901_n

SONYO Oo Hargeysa Ka Furtay Shirweynaha Daneeyayaasha Arrimaha Dhallinyarada Iyo Bandhigga Daraasad Cilmiyeed La Xidhiidha Dhibaatooyinka Dhallinyarada

In Ka Badan 500 Oo Dhallinyaro Ah Oo Isaga Kala Timid Gobolada Somaliland Oo U Fadhiistay Shirweyne Afar Maalmood Lagu Eegi Doono Duruufaha Iyo Xalalka Dhibaatooyinka Dhallinyarada  Hargeysa (Waaheen)- Shirweyne… Read more »

images

Jaamacada Abaarso Tech oo soo Gabo-gabaysay Mashruuc Ganacsi loogu Abbuuriyay 20 Hablood

Mashruucan ayaa waxa iska kaashaday UNFPA, Wasaaradda Cayaaraha iyo ATU  Hargeysa(Waaheen)- Jaamacadda Abaarso Tech ayaa qabatay tartan lagu soo bandhigayay Hindisayaal Ganacsi, oo ay ka qayb qaadanayeen 20 gabdhood uguna… Read more »

koob

Hargaysa: Koobka Kubada Cagta ee Mujaahid C/lahi Xero

R

Salaadda Roob Doonta Oo Somaliland Laga Tukaday iyo Madaxweynaha Oo Shacbiga Kala Qayb Galay

Hargeysa(Waaheen)April Waxaa Saaka Dalka Somaliland oo dhan laga tukaday Salaadda Roob-doonta oo uu Madaxweyuhu hore u iclaamiyey in la tukado. shacbiga Somaliland ee Degmooyinka iyo Gobolada, Tuulooyinka, ayaa saaka Oogay… Read more »

golaha

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Laba Wasiir Oo Madaxweyne Siilaanyo Dhawaan Magacaabay

Hargeysa(Waaheen)Fadhigan maanta ee Golaha wakiilada oo uu Gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Mudane Baashe Maxamed Faarax kana soo xaadireen 46 mudane ayaa ajandihiisu ahaa in loo codeeyo wasiir… Read more »

rabshado

Rabshado ka socda magaalo ka mid ah Maraykanka

in kabadan kun qof oo dhigaya dibad bax ayaa isugu soo baxay magaalada Baltimore, iyaga oo ka cabanaya geerida Freddie Gray oo 12-kii bishan afraad ay booliska xabsiga dhigeen, kaddibna… Read more »

dhulgarirnepal1

Dhulgariirkii Ugu Xumaa Oo Ka Dhacay Dalka Nepal, Tirada Dhimashada Oo Boqolaal Gaadhay + SAWIRO

Nepal(Waaheen)-Ku dhawaad 900 oo ruux ayaa ku dhintay dhul gariir ku dhuftay dalka Nepal, iyadoona khasaawooyinka hantiyeen ay aad u balaaran yihiin. Booliska ayaa sheegay in la xaqiijiyay dhimashada in… Read more »

© 2015 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.