Articles Subscribe RSS feed of category Articles

boobe

Aragtidii Hogaamiye Cigaal Qormada: 8aad

  “Idaacaduhu waxay sameeyeen barnaamaj ay ku cabbirayaan ra’yiga dadweynaha khadka tilifoonnada laguna xiriiriyay dadka. Waxa kale oo ay sameeyeen barnaamajyo dood-wadaag ah, waxay dadku u bateen 98% in ay… Read more »

F

Kulmiyoo cagta saaray dariiqii udub martay iyo rajadii muuse oo ku daysay

Waa hubaal in siyaasadii  kulmiye fashilantay oo iminka qaar ka mid ah tiirarka uu ku tiirsanaa xisbigaasi  in ay saligooda meel kele dhigteen si aanay saaxada siyaasada uga bixin oo… Read more »

CALIMAHDI FANTASTIC FIRST PIC copy

Ina Xaashi Kala Daadi, Duli-nimona May’seegin Dayaxiina Wuu Dhacay! Qalinkii Calimahdi Jibriil Xasan Shiikh

Somaliland waa dal ku dhisan isku duubni iyo deegaano kala duwan oo isku tashaday waa dal yar oo doorta madaxweyne, kaas oo  deegaanada iyo gobolada kala duwan ee dalka ka… Read more »

ayaxa

Madaxda Gobolka Gabiley Iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Gobolku Ma Oga Ayax Biqilka Jaray

Wali lama hayo golaha xukuumadda iyo wasaarada beeraha iyo hay’addaha masiibooyinka dabiiciga ah oo ku howlan qorshe lagula dagaalamo duulaanka ayaxa xaalufiyey goboladda galbeedka dalka. Sidoo kale, madaxda gobolka gabiley… Read more »

IMG_20140407_160540

Waligeenba Ma madaxda uunbaynu dhaleecayn?

Waddankastaaba waxa uu ku dhisan yahay maamul iyo kala dambayn, waxkastaana maamul iyo qof dadku ay ku daydaan oo haga ayaa loo baahanyahay Nabi Max/ed NNKHA waxa uu yidhi “Hadii… Read more »

574654_292521474199221_1539218253_n

Quruxdeeda ku qaddo!!!!!! w/q: ismail c.qadir ismail “maslax”

Maalintii aan kaa keenay miyiga waxa kaliya ee aan kuusoo kexeeyay waxa ay ahayd inaad wax barato.  Kaaga maan keenin miyigii dhibta badnaa inaad kolba laydha sidii baal u raaacdo. … Read more »

ff

Tips for Successful Students

  Successful students exhibit a combination of successful attitudes and behaviors as well as intellectual capacity. Successful students . . . 1. Students are responsible and active. Successful students get… Read more »

boobe

Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo Mowduucyo kale oo Xiiso leh Qormada: 7aad

“Markaa waxaanu isla garanay in faraha laga qaado, oo sidoodaa loo daayo, laakiin, qaynuunka cusubi ‘Irshaadaat’ ka bixiyo mas’uuliyadda oo ninkii caytama, qofka uu doono ha ahaado e’ uu qofkii… Read more »

qor

Dacwada haatuf ma lagu Aamini kara garsorka Dalka?

Dhamaan Wan Idin salamaya shaqalah iyo akhristayasha  bacada salaan waxaan donaya inan   is dul tago   garsoorka  dalka  iyo cadaladu  halkay maryso Waxaynu la wada socna in la xayiray wargeyska haatuf … Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.