Waaheen News Subscribe RSS feed of category Waaheen News

xaaji-cabdi-waraabe-300x247

Daawo: X. Cabdi Waraabe oo ka hadlay Heshiis laga gaadhay Mudo kordhinta Xukuumada

guul

Buhari oo ku Guuleystay Doorashada Nigeria

Muhammadu Buhari, hoggaamiyaha mucaaradka Nigeria ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee Sabtidii iyo Axaddii ka dhacday dalkaasi. Madaxweyne Goodluck Jonathan ayaa goor dhawayd taleefon u diray Buhari wuxuu ugu hambalyeeyay… Read more »

siilaanyo

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilka Qaadis iyo Magacaabis Safiirada Qaarkood

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Xilkii ka Qaaday Safiirkii Somaliland ee Kenya iyo Kii Jabuuti, waxaanu xilalkaasi u magacaabay masuuliyiin Cusub. Digreetada Xilka qaadista ayaa u dhignayd sidan WAR-SAXAAFADEED… Read more »

webti

Wefti ka socda Safaarada engiriis-ka ee Adis-ababa iyo Midawga Yurub oo la kulmay Guurtida

waxay Guurtida iyo Madaxweyne Siilaanyo kala Hadleen Qabsoomida Doorashada Hargeysa(Waaheen)Wefti ka socda Safaaradda Ingiriiska ee Ethiopia iyo midawga Yurub, ayaa Madaxweynaha Somaliland iyo Shir gudoonka Golaha guurtida Somaliland kala hadlay… Read more »

hILAAC

Ma Dhabbaa in uu Is Casilay Xog-hayihii Dib u dajinta ee Xisbiga Waddani

Hargeysa(Waaheen) Warar lagu kalsoon  yahay oo laga helayo Illo ku dhaw dhaw Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa sheegaya in uu is Casilayo Xog-hayihii Dib u dajinta ee Xisbiga Waddani Mr…. Read more »

Capture

Wasiirka Deegaanka Shukri Xaaji Bandare Oo Sheegtay In Miisaaniyada Wasaaradaas Aanay Bil Ku Shaqayn Karin

Waxaanu Xusaynaa In Aanay Miisaaniyadu Nagu Filnayan Oo Aanay Dhibic Kaga Dhacayn Hawsha Noo Taala Hargeysa(Waaheen)-Wasiirka deegaanka Somaliland Shuri Xaaji Bandare, ayaa sheegtay in  aan wasaaradaas miisaaniyada logu talo galay… Read more »

Duulista

Mad-madow iyo Mugdi ku Jira Qabyo-qoraalka Xeerka Duulista Madaniga ah Ee Somaliland

Qodob is Khilaafsan, Murrannada Sharci ee ka dhalan kara Xeerkan haddii aan Golaha Barlamaanku (Guurtida iyo Wakiilladu) ka fiirsan Qabyo-qoraalka Xeerka Madaniga ah ee duulista oo dhawaan Wasaaradda Duulista iyo… Read more »

© 2015 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.