Waaheen News Subscribe RSS feed of category Waaheen News

Human Right Center

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay canbaaraynaysaa xadhiga weriyayaasha lagu xidhay Gabiley. 

Laba weriye ayaa lagu xidhay magaaladda Gabiley. Mukhtaar Nuux Ibraahim oo ka tirsan telefiishanka Horn Cable waxa la xidhay 30 October 2014 halka Maxamed Xassan Sh Maxamuud oo ka tirsan… Read more »

Wasiirka Cadaalada

Dhegeyso: Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Garsoorka oo Qodob Qodob u tiriyey Waxqabadka Xukumada Madaxweyne Siilaanyo.

dhagayso

xinif

Dhegeyso: Agaasimaha Komishanka AIDS-ka Cabdikariin Xinif oo sheegay in aanay Jirin Cid Madaxweyne Siilaanyo uga Lexe-jeclo Baddan Somaliland.

dhagayso  

111

Wasiiro ka Tirsan Xukumada Madaxweyne Siilaanyo oo jawaab Kulul ka Bixiyey Dhaliilaha Mucaaridka uga yimaada.

Hargeysa(Waaheen) Qaar ka mid ah Wasiirada Xukumada Madaxweyne Siilaanyo kana mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ayaa Jawaabo waafi ah ka Biixiyey Dhaliilaha Xisbiyada Mucaaridka ay u jeediyaan Xukumadooda… Read more »

gabiley

Xisbiga Kulmiye oo Lumiyay Taageeradii Gobolka Gabiley iyo Xukuumada oo Ku Jahawareersan soo celintooda

  Calanka Xisbiga Kulmiye oo Reer Gabiley Gubeen iyo Dad loo xidhxidhay Hargeysa(Waahee) Dadweynaha Gabiley ayaa ka Xuubsibtay Taageeradii ay u hayn jireen Xisbiga tallada Waddanka haya ee kulmiye, iyada… Read more »

10749196_853478351339637_341071768_n

Xukuumada Siilaanyo Oo Xabsiga Dhigtay Laba Wariye Oo baahiyay Xaflad Kulmiye Gabiley ku lahaa Oo cid ka soo qaybgasha la waayay

  Gabiley(Waaheen) Maamulka Gobolka Gabiley ayaa Xidhay Wariyihii labbaad oo ka Hawlaga Telefeshinka SomaliSetTV oo la yidhahdo Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud (Jubba) halka Doraadna la xidhay Wariyihii Telefeshinka HCTV uga… Read more »

ciro

Gudoomiya Ciro oo kulan aan u jeedadiisa la Garanay la yeeshay Saraakiisha Xafiiska Midowga Yurub ee Hargeysa

Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay saraakiisha Xafiiska Midowga Yurub ee Magaalada Hargeysa in kastoon… Read more »

© 2014 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.