Home » Articles You are browsing entries filed in “Articles”

September 05, 2010 Madaxweynaha oo Tacsi u Diray Alle haw naxariistee Taliyihi hore ee Ciidanka Booliska JSL oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeisa.

 Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Shacabka reer Somaliland ee  uu ka Baxay MARXUUN MAXAMED CIGE CILMI, Alle haw naxariistee Taliyihi hore ee Ciidanka Booliska JSL  oo Maanta lagu aasay Magaalada Hargeisa.   Madaxwaynuhu wuxu  Ilaahay uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii [...]

September 5th, 2010 | Posted in Articles | Read More »

Sep 04, 2010 Ogeysiis,Ogeysiis

images

   waxaanu ogeysiineynaa akristayaasha waaheen ee ka munaaqashooda waxyaabaha aanu halkan ku daabacno in ay iska ilaaliyaan waxyaalaaha xunxun ee xataa qalinku ka yiqyiqsoodo ee lagu  qoro meelaha  aanu ugu tala galnay faalada akhristaha!!! ma wacna in la aflagaadeeyo qabiil ama shakhsi. dabcan waanu u baahanahay fikradihiina wanaagsan, sidaa daraadeed hadii aanay wacneyn fikradaadu fadlan waxba ha [...]

September 4th, 2010 | Posted in Articles,Waaheen News | Read More »

Sept 3, 2010 Cilaqaadka somailland iyo Ethiopia

Mohammed M. Jama

Waa hubaal xidhiidhka Somaliland ay la leedahay Ethiopia in uu ka qiima badanyahay ka ay la leedahay dalalka jaarka ah sida Djabouti iyo Somalia  oo kale haddii ay noqoto dhinaca siyaasadda, ganacsiga, iskaashiga, horumarinta IWM. Waa dalka kaliya ee xafiis rasmi ah uu uga furanyahay kaas oo qaab safaaradeed u shaqeeya, basaboorka Somaliland na u [...]

September 4th, 2010 | Posted in Ambaqaad,Articles | Read More »

Sept 3, 2010 Somaliland’s Trade Deficit

Saleban Abdi Ahmed

Trade is the heart of any economy, and to achieve a favorable trade surplus is beneficial to the nation’s growth. Somaliland has trade ties of imports came from various countries of Asia and the Middle East, including UAE, Yemen and Saudi Arabia. Somaliland enjoys trades with neighboring countries such as Ethiopia. But predicament Somaliland faces [...]

September 3rd, 2010 | Posted in Articles | Read More »

WAXA AAN OGAYSIINAYAA DADWAYNAHA HADAANU NAHAY BEESHA CIDAGALE INAMA METALAO NINKA ISKU SHEEGAY BOQOR RAABI WAXA UUNAGA YAHAY DAYRO

Dhaman waxa aan halkan kasalamayaa shacabwaynaha somaliland meelkastoo ay dunida kajoogaan, waxa kale oo aan salamayaa saxaafadaha somaliland intooda dhex dhexaadka ugu shaqaysa . Maanta waxaan jecelahay inaan wax yar ka idhaahdo, waraysi uu bixiyey, ninka isku magacaabay ‘BOQOR’ Raabbi, kaasi oo uu ku sheegay ‘ In haddii mudaharaadyo la sameeyo, uu isNa soo kicin doono [...]

August 31st, 2010 | Posted in Articles | Read More »

August 30, 2010 Hinaasuhu ka xeel dheer sida loo fahmay

Iidrasto[1].

Sooyaalka taariikhda siyaasadeed ee Madaxweyne Siilaanyo(Personal Profile) waa mid ka samaysan guulo iyo guul-darooyin gudboon oo is garab yalla, taasoo  sababteeda  lagu kala baydhsan yahay iney la xidhiidho sir rabbani ah oo qayb ka ah hoodada iyo hibada Alle qofba in ka siiyey iyo iney tahay mid ka timid xirfadiisa siyaasadeed oo dhismaheedu wanaagsan yahay [...]

August 30th, 2010 | Posted in Articles | Read More »

August 30, 2010 Bogga Tacsida ee Marxuum CABDILAAHI ASKAR

tacsi33

Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii & Asxaabtii uu ka Geeriyooday MUJAAHID CABDILAAHI ASKAR Oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa. Madaxwaynuhu wuxu  ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii iyo Dhamaan Shacab-ka Reer Somaliland-na ee uu ka baxay Marxuunku uu samir iyo Iiman [...]

August 30th, 2010 | Posted in Articles | Read More »

Somaliland Ma Waxay Madaxweyne u Dooratay Mudane Ahmed Mohamed Mohamoud Siilanyo mise Beeshiisa?

siilaanyo1

Somaliland Ma  Waxay Madaxweyne u Dooratay Mudane Ahmed Mohamed Mohamoud Siilanyo mise Beeshiisa? Doorashadii ka qabsoontay 26kii Juun dalka Somaliland ee Shicibka reer Somaliland ay boqolkiiba todobaatan si kalsooni ah u siiyeen codkooda Mudane Ahemed Mohamed Mohamoud Silanyo, ayaad  waxaad moodaa in ay durba ay ummadda reer Somaliland walaac ka muujisay, taas oon ahayn xaga [...]

August 29th, 2010 | Posted in Articles,Radio Waaheen | Read More »

August 28, 2010 Halkay ku danbeeyeen Mujaahidiintii iyo haldoorkii Kulmiye

waxaan salamaya dhaman saxafada somaliland marlabad waxan samalamaya dadka musliminta asclkum and rabadaan kariim waxan rabaa inaan waxoogaa yara iftiimiyo waxayaabaha is badalay dalkeena somaliland mudo kooban oo dhinac marka laga eego guulo lataaban karo ama guul usoo hoyatay dhaman dadka geeska africa dagan ama reer somalilndba aan iraahdee iyo xisbiga ku guulaysatay ee kulmiye                  [...]

August 28th, 2010 | Posted in Articles | Read More »

August 28, 2010 Should Somaliland allow the formation of a unionist party?

bashir_goth

Ludicrous idea, isn’t it? How can I suggest such a treacherous idea when I am known as an unflinching advocate for Somaliland’s independence and sovereignty? How could I dare even to utter the ugly U-word which I have denigrated so forcefully and irrevocably in many of my writings?  I can see jaws dropping with bewilderment, [...]

August 28th, 2010 | Posted in Articles,Waaheen News | Read More »

Recently Commented

  • DAD YAQAAN: HADII AY AAMINSANYIHIIN XAARAMA CUNAYAASHA UMADA HALAAGAY EE CAADO QATA YAASHA AHI INAY SI HOWLYARI AH...
  • Gashaan: Waa in la ilaaliyo karaamada Somaliland oo hadalka aan qoreynaa uu ahaado Toosin,wax sixid, Tusaaleyn,...
  • Mohammed: Mr. Beergeel did not say there is politics in this article, he is talking about more depoliticised research...
  • Mohamed Beergeel: The new Kulmiye Party leadership and the government, who are separate entities now, are politically...
  • Maxamud: Would Mohamed Beergeel help us see the politics in this article?