Radio Waaheen Subscribe RSS feed of category Radio Waaheen

wiil

Wiil Somali ah oo Qirtay in uu Dil geystay

Sakariye Bulxan oo ah 19 jir ku dhashay waddanka Norwey oo haysta dhalashada waddankaas ayaa 3 dii bishii August ee sanadkii 2016kii middi ku dilay gabadh Maraykan ah badhtamaha magaalada… Read more »

_94255560_6bd7df3f-20d7-473d-b2d1-c3d00ba021e5

France: Nin Beeraley ah oo Xabsi ku Mutay Tahriibeyaal uu Caawiye

Nin Beeraley  Faransiis ah ayaa maxkamadi ku xukuntay xabsi dibad joog ah iyo ganaax lacageed oo dhan 3,000 Euro oo u dhiganta 32,000 Dollar, ka dib markii lagu helay in… Read more »

Darlington Foundation ayaa Casho Sharaf u fidiyey arday badan

Warbihin: Darlington-GacmadheereFoundation Ururka Darlington-Gacmadheere Foundation ayaa 30kii/1/2017 casho sharaf kumarti qaaday ardayda uu ururkaasi taageero. Martqiqaadkaa soo ka dhacay hotelka Fish and Steak ee magaalada Hargaysa ayaawaxa ka soo qayb galay madaxda sare ee ururka oo kala ah: Mr. Richard Sills iyoxaaskiisa Dr. Susan Sills oo ka yimi waddanka Ingiriiska si ay ula kulmaan ardaydaiyo madaxda kale ee ururka iyo Md.Iid Calisalan oo isagu lahaa hindisihii laguaasaasay ururkan lagu taageerayo ardayda xagga wax-barashada ugu fiicanSomaliland.Sidoo kale waxa iyana madashaa casho sharafta ahayd ka soo qaybgalay ardaydaururka ka tirsan oo ay ka mid yihiin kuwo qalin jebiyay iyo qaar wali badan kooda ay weli wax-barashadu u socoto iyaga oo isaga kala yimi magaalooyiinka Boorama, Hargaysa iyo Burco oo Jaamacadaha kala dhigta. Kulan kaasi casho-sharafta ahaa waxaa ugu horrayntii furay Md. Iid Cali salan isagaoo xusay Mr. R R Darlington (1919-2007), oo ah ninka ururkan loogu magac daray, ahaana maamulihii u horreeyay ee dugsigii sare ee Camuud, markii danbenamaamule ka noqday dugsigii sare ee Sheekh xilligii Ingiriiska, halkaa soo aywax kubarteen dad badan oo manta ka dhexmuuqda ummadda reer Somaliland oo uu uguhorreeyo madaxwaynaha talada dalka haya ee Md. Axmed Maxamed Maxamuud“Siilaanyo”.Md. Iid Cali salan oo isaga laftiisu ahaa ardaydii uu macallinka u ahaa Mr R RDarlington, markii danbena wax ku soo bartay waddanka Maraykanka iyo Ingriskaayaa waxa uu ardaydii kulanka ka soo qayb-gashay u faah-faahiyay ujeedada kadanbaysa ururkan iyo sida loogu baahanyahay in ay shamaca aqoonta u ifiyaandadkooda iyo dalkooda. Waxanu ka Hadley ujeedadeyinka loo aasaasay Darlington Gacmadheere Foundation oo ah saddexdan qodob ee hoos ku qoran: ▪ In laga caawiyo dhanka dhaqaaleha talooyina lasiiyo ardaydaSomaliland si eey uga helane Jaamacadaha Somaliland waxbarashohaboon ▪ Horumarinta iyo kobcinta waxbarashada Somaliland ▪ Dhiiri galinta iyo isku xidhka dadweynaha ee xidhidhkii hore eetaarikhiga ahaa ee boqortooyada ingriiska iyo Somaliland kadhexeeyay. Md. Iid Cali salan sidoo kale waxa uu ka warramay sida ayu soo xushaan ardaydaay qaadanayaan, Waxa uu sheegay inaan ardayda loo eegin marnaba weji, reer, lab mise dheddig iwm, balse sida keliya ee ay ku doortaan ay tahay in ardaygu wax-barashada ku wanaagsan yahay, kow, laba inuu u baahan yahay fursaddan oo aanuheli Karin inuu iska bixiyo fee-ga jaamacadda.Waxaana uu sheegay in ardayda ay taageeraan ay ka soo kala jeedaan dhammaan gobollada Somaliland, min bari ilaagalbeed, laga soo bilaabo Badhan, Ceerigaabo, Laascaanood, Buuhoodle, Burco, Berbera, Hargaysa, Balli-gubadle, Gabilay, ilaa Boorama. Intaas ka dib waxa madashaas hadal ka jeediyay Mr. Richard Sills oo hadda ah madaxa ururkan, adeerna uu u ahaa Mr. RR Darlington. Mr Richard Sills waxa uu kasheekeeyay sidii uu adeerkii RR Darlington ku bartay dadka Soomaalida taasooahayd xilligii ay askartii reer Somaliland kaga qayb galeen waddanka Burma dagaalkii labaad ee adduunka 1940-maadkii. Mr RR Darlington waxa aad u soo jiitaydhaqanka iyo geesinnimada soomaalida, Markii uu dagaalkii dhamaaday, RR Darlington waxa uu ku noqday waddankiisii Ingiriiska isagoo waxbarashadiisii, oodagaalku ka kala gooyay sii watay. Markii uu waxbarashadiisii soo dhammaystay RR… Read more »

Travel Express Group design

Travel Express LTD

adeeg

“Adeegtadii Aflaxday” Ramla Gobdoon

  Aniga oo aad u yar, ayaan bilaabay shaqada adeegtannimada. Reerkaygu wuxuu ahaa mid sabool ah, waalidkayna waxay ka la tageen aniga oo aan garaadsan. Hooyo ayaa maarayn jirtay nolosha… Read more »

muna1

Sheekaddii Sunsun! Muna Axmed Cumar

Dhulkan aannu marayno kulaylkiisa, carradiisa bilaa dhirta ah iyo dhagxaanta oogada dhulka teedsan ee milicdu karisayba waxa aad mooddaa lama degaan aan waligii la dul marin se waanagan annaguba maanta… Read more »

sar

Shirkadda SARACEN: Tusaalaha dib u Addoonsiga Soomaaliya

Beryahan waxaa soo kordhaya qaylodhaanta la xidhiidha xadgudubyada iyo foolxumooyinka addoonsiga ee ka soo daahiraya xerada ay magaalada Boosaaso ku leedahay shirkadda SARACEN oo ah shirkad diyaarisa xoog calooshiisa u… Read more »

pen1(5)

Fahanka Guud Ee Xanuunka Kansarka ( Cancer)

Bandhigtay Xarunta cilmi Baadhista kansarka ee wadanka ingiriisku ( cancer research Uk) waxa la filayaa in ay korodho tirada dadka uu Asiibay xanuunka kansarku Gaadhana 4.5 million oo Dumar ah… Read more »

wmaxd

WAR DEG DEG : Maxkamada cadaalada aduunka oo Go’aan Somaliya ay ka naxday soo saartay

WAR DEG DEG : Maxkamada cadaalada aduunka waxay go’aamisay in heshiiskii is-afgaradka ee hore ay u gaareen Kenya iyo Soomaaliya uu sharci ahaa. Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.