Radio Waaheen Subscribe RSS feed of category Radio Waaheen

_94650977_mediaitem94650975

Hindiya oo 104 Dayaxgacmeed Hawda u Dirtay

Hindiya ayaa taariikh sameysay kaddib markii ay ku guulaysatay inay hal howlgal hawada ugu dirto 104 dayaxgacmeed, iyadoo sidaana uga saramartay rikoorkii hore ee uu Ruushka dhigay 2014-kii markaa oo… Read more »

image

Hargeysi ma toostay? Kacdoon la mataano ah kii dhagax-tuurkii Hargeysa iyo Burco!

Haanraawe I boobay Markuu iga haago Nin haad I cunsiiyey Inaan horor siiyo Ayaa ka hagaagsan!        Hadraawi_March.1982-kii.   Bishu waa bishii, goobtu waa goobtii, dadkuna waa kii uun! Kacdoonkii… Read more »

ma

Dhagayso: Dawlada Somaliya oo sharci daro ku sheegtay Heshiiska Somaliland iyo Imaaraadka

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hargeisa(Waaheen) Hanti Dhawraha Guud ee Somaliya ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay eedayn dusha ka saaray Dawlada imaaraadka Carabta oo uu ku eedeeyey inay Heshiiska ay  Somaliland la gashay uu… Read more »

SSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSS

“SOMALILAND IYO YEMAN: SHALAY, MAANTA IYO BARI”Hamse Khaire

Maalintii celcelis ahaa 8 caruur ah ayaa yemen ay ku dilayeen diyaaradaha Xulafa Sucuudigu Hogaaminayay ee IMAARAADKU ku jiro intii duqayntu socotay. 10 milyan oo caruur ah ayaa gargaar degdeg… Read more »

4

Akhri: Nuruxka heshiiska rasmiga ah Xukuumada oo Badii Iibisay

Hargeisa(Waaheen)Halkan ka akhri Heshiiska Rasmiga ah ee Somaliland iyo Imaaraadka

dagaal

Daawo: Xildhibaanadii Golaha Wakiilada oo ay Boolisku Garaacayaan

xasan Guure

Daawo: “taad maanta gudoomisay Saleebaanoow waa Xabad” Muj. Xasan Guure

Daalo-720x400

Buurta Daalo iyo Maguuraanka Arraweelo

Daalo waa deegaan kulansaday dareenno isa sidkan, xambaarsanna nayaayiroonyin iyo rejooyin riyaaq gelinaya qalbigaaga, kuna abuuraya farxad, kalgacayl iyo xasillooni, maankaagana ku culaya kuna carinaya hummaagyo iyo himilooyin sarreeya. Booqashadaada… Read more »

_94251799_7b663197-c5d9-4990-886c-6e560003613d

Canada: Tuulo u heellan soo dhawaynta qaxootiga

Tuulo yar oo ku taal miyiga koonfureed ee gobolka Manitoba, ee dalka Canada, ayaa sheegtay in ay rajaynaso in uu soo gaadho gargaar lagaga taakulaynayo dadka ku soo qulqulaya ee… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.