Radio Waaheen Subscribe RSS feed of category Radio Waaheen

koox

Saddex Qof oo caddaan ah oo isir nacayb loogu dilay Maraykanka

Saddex nin oo caddaan ah ayaa la dilay mid kalana dhaawac ayaa soo gaadhay ka dib markii uu nin madaw ahi rasaas ku furay iyaga oo ku sugan magaalada Fresno… Read more »

_95455692_25ec6ea8-4e78-4c84-84e7-bdb91ed545c7

Baar Tuunisiya ku Yaal oo isku Dhex daray Aadaanka Salaada iyo Muusik oo la Xidhay

Baar ku yaalla Tunisiya ayaa albaabada loo laabay ka dib markii la arkay muuqaal muujinaya aadaan loo daaray dad qoob ka ciyaar dheelaya, sida ay saraakiishu sheegeen. Muuqaalkan oo laga… Read more »

_95453898_723497a8-1171-4d42-bd72-3ee5977924a8

Maraykanka: Dacwad ooge Shaqada lagaga eryey markay diidday in eedaysaneyaal dil lagu xukumo

Badhasaabka gobolka Florida ayaa dacwad ooge ka wareejiyey gal dacwadeedyada 21 kiis oo dil ah, ka dib markii ay dacwad oogahaasi sheegtay in aanay dalban doonin in lagu xukumo dil… Read more »

JABISO

Nin ay Jebiso Liqday oo Caloosheeda Maydkii laga soo saaray

  Maydka nin u dhashay dalka Indonesia oo la waayay ayaa laga helay caloosha jebiso liqday, sida uu sheegay booliska. Akbar oo ku noolaa jasiiradda Sulawesi, ayaa la waayay Axaddii…. Read more »

MAQAAL11

Madaxwayne booliisku is bedel buu u baahan yahay

Waxa la sii daayay nin macallin ah oo booliisku u xidheen inuu la magac yahay madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud. Dharaaro ayuu intaas u xidhnaa. Dadka reer Somaliland… Read more »

sssasa

MIYAANEY KAAF IYO KALA DHEERI AHAYN SOMALILAND IYO DALALKA LA JAARKA AHI DHANKA SHUCUUBTA IYO DAWLADNIMADA?

Shacabka dalalka Somaliland la jaarka ahi, gaar ahaan Itoobiya iyo Jabuuti waxa ay aad u rabaan oo ay u jeel qabaan in ay helaan dawladnimada Somaliland ee dimuqraadinimo dhaaftay. Waa… Read more »

isis

Tolow Dawladaha An La Shaqeeyo Ma Anigaa Rida, Mise Kolba Halka Dawladi Ka Sii Dhaceyso Ayaa La ii Bedelaa? .

Tolow Dawladaha An La Shaqeeyo Ma Anigaa Rida, Mise Kolba Halka Dawladi Ka Sii Dhaceyso Ayaa La ii Bedelaa? . 1. Markaan shaqadeydii u horeysey ka bilaabey Jimciyadda Quruumaha ka… Read more »

ibraahin

“HUNGURI WADKII MA ARKO”Ibraahin maxamed Muuse

Siyaad bare wuu diiday inuu bacaadkii shalan bood lacag loogu bedelo wuxuuna u arkaayay markaa uu diidaayay inay tahay khiyaano qaran . Ragii ka danbeeyay saw barrigii iyo badiiba ma… Read more »

hqdefault

Somaliland Dadkeyga, Somaliland Dalkeyga (Mimay ku hadhey bey hawli haysaa!)

Aad baad uga wada dheregsantihiin in sidii aynu doonayney iyo raqbadii qalbigeena ku jirtey iyo dowladnimaddi dadku wada doonayey aynu kaga dhawaaqney Magaalada Burco 1991 kii oo aynu caalamka iyo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.