Home » News
You are browsing entries filed in “News”

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha JSL Axmed Siilaanyo ayaa saaka arooryadii hore shacabka caasimada Hargaysa kala qayb qaatay ololaha nadaafada, Oo maalintii Jimcii uu madaxweynuhu ku dhawaaqay in guud ahaanba dalka looga dareeri doono ka qayb-galka ololaha nadaafada qaran oo 45 cishaba maalin la qaban doono. Madaxweynaha ayaa kormeer ku soo maray goobaha uu aadka u ragaadiyay qashinku [...]
September 5th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »

Gudidda Joogtada ee Golaha Guurtida oo si ba’an ugu kala qaybsamay Muddo dalabka Madaxweynaha Hargeysa (Waaheen) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay qoraal Digreeto Muddo u Kordhin Golaha Wakiiladda ah u gudbiyay Golaha Guurtidda Somaliland, taasi oo sida la sheegay uu Madaxweynuhu ku sababeeyay in aanay suurta-gal ahayn in Doorashada [...]
September 5th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »

Mudaharaad Ka Dhacay Wajaale oo ka dhashay Taliyihii hore ee Bilayska oo dib loogu Magacaabay Wajaale (Waaheen) Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo taliyihii hore ee booliska Tog-Wajaaale oo dib loogu celiyay ayaa shalay gilgilay suuqyada Magaaladaasi. Muharaadkan oo ay ka qaybqaateen dadwayne aad u tiro badan ayaa waxa dadku ku dhaawaqayeen kalmado ay kaga [...]
September 5th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »
Hargaysa(waaheen)-Dawlada hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa dab qabadsiisay Alaab gaadhaysa ilaa 4 tan oo isugu jirta Daawooyin , Sharaab iyo Cuntooyin dhacay oo dhamaantood laga soo uruuriyey goobaha ganacsiga ah ee ku yaala caasimada hargaysa, taasoo waaxda faydhrka ee dawlada hoose ka soo uruuriyeen meherdaha ku yaala magaalada oo ay wakhti badan ka soo uruurinayeen. [...]
September 5th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »

Erigabo (W.Wararka) Ciidamada AMISOM ee ku sugan Somaliya iyo Dowladda Ethiopia ayaa la sheegay in ay saanad Milatari oo culus siiyeen Maamulka Puntlad. Arrintan ayaa la sheegay in Saraakiisha Militriga Somaliland in ay Walaac xoogan Ka Muujiyeen saanadaasi Milatari oo aad u tiro badan oo dhawaan la siiyey Maamulka Puntland, hubkan ayaa loo siiyay Ciidanka [...]
September 5th, 2010 | Posted in News,Waaheen News | Read More »

Al-Shabaab oo Baladweyne Gacmaha ku goysay Laba dhalinyaro ah Marka (W/Wararka)- // Maamulka ka arimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDSka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo oo qaba cudurka HIV AIDS. Horjoogaha Maamulka Al-shabaab ee gobolka Sh/ hoose Maxamed Abuu Cabdalla Idriis ayaa ugu baaqay bukaanada AIDSka [...]
September 5th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Guurtida ka Dalbaday Muddo u Kordhinta Golaha Wakiilada iyo Guddida Joogtada ah oo isku Khilaafay Gudidda Joogtada ee Golaha Guurtida oo Maryo Dhiig leh ku kala furtay Muddo Madaxweynaha Hargeysa (Waaheen) – Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay qoraal Digreeto Muddo u Kordhin Golaha Wakiiladda ah u gudbiyay [...]
September 5th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »

Minister of Finance is determined to bring all public money into the national treasury, but two diaspora ministers insist on running separate bank accounts Observer (Hargeisa)- For years opposition political parties and civil society activists accused senior government officials of using public funds as their own private treasure. Every year, the executive and the legislature [...]
September 4th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »

Qaran members who fought in the streets for the right to compete remain silent as their leaders get powerful posts in the KULMIYE administration. Observer (Hargeisa)- Leaders of UCID, UDUB and KULMIYE met last week and agreed in principle to shut out everyone else from competing against them in future elections. Never mind conflict of [...]
September 4th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »

Observer (Hargeisa)- On Thursday, August 2, Ethiopia’s representative to Somaliland went on national TV to proclaim that the political and trade relationship between Somaliland and Ethiopia remains sound. The representative’s comments came after a series of press reports suggested that relationship to be faltering after the election of President Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo) on 26 [...]
September 4th, 2010 | Posted in Waaheen News | Read More »