Author Archives: Waaheen Media

Alshabaab oo weerartay Banki ku yaala Kenya iyo dagaal ka dhex socda Baanka

Kenya(Waaheen) Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo beryahan la hadal hayey inay weeraro ka fulinayaan gudaha Kenya ayaa saaka gudaha u galay baanka Equity oo ku yaala magaaladda Ceel-waaq. Wararka laga… Read more »

Buuhoodle oo gashay xaalad dagaal heshiiska Somaliland iyo Khaatumo kadib

Buuhoodle(Waaheen) Ciidan Beeleedyo iska soo horjeeda ayaa gaaf-wareegaya gudaha iyo banaanka magaaladda Buuhoodle, kadib Heshiiskii Cali Khaliif iyo kooxdiisa Khaatumo la galeen Somaliland. Laba Maleeshiyo oo ku hubaysan gaadiidka ciidamadda… Read more »

Wasiiraddii loo diray xalinta Khilaafka Golaha Deegaanka Saylac oo faramadhan kala soo laabtay

Xildhibaankii ugu Mayalka adkaa oo ay Hargeysa usoo dhaadhiciyeen Saylac(Waaheen) wasiiradda wasaaraddaha Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Ciyaaraha iyo wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha ee maamulka goboladda iyo Degmooyinka ayaa faramadhan kala soo… Read more »

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Booqday Askari Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Oo Waxyeelo Soo Gaadhay

Hargeysa (Waaheen) Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Ciidanka Dab-demiska ayaa Subaxnimadii Maanta Booqday Askari Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Oo Waxyeelo Ka Soo Gaadhay Hawlgal Ciidanku Ka Sameeyay Xaafada… Read more »

Dawladda Somaliland Oo Beesha Caalamka Ka Codsatey In Cadaadis La Saaro Dalka Somaliya 

London (Waaheen) Dawladda Somaliland, ayaa ug baaqday dawladda dhawaan la doortay ee Soomaaliya in dib loo furo wadahadaladii u dhaxeeyay labada dhinac, si looga wadaxaajoodo arrimaha Nabadgelyada, Iskaashiga Dhaqaalaha iyo… Read more »

Daawo Tartanka Quraanka Kariimka Oo ay Soo Qbanqaabisay Jimciyatul Axbaab Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magaalada Burco

Daawo: Khilaafkii Ceelasha Biyaha Botor Oo La Soo Afjaray

Somaliland: Diyaarado Dagaal oo Duqeeyey Gobolka Salal

Saylac (Waaheen) Diyaarado aan haybtooda la garanayn oo ah kuwa dagaalka ayaa waxay shalay duqaymo kala duwan ka gaysteen deegaano ka tirsan magaalada Saylac ee gobolka Selal . Diyaaradahan oo… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.