Author Archives: Waaheen Media

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ku Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga iyo Xuska 26-ka June

Hargeysa ( Waaheen)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha  xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta Islaamka, gaar ahaanna shacabka Somaliland ku hambalyeeyey munaasibadda ciidul-fidriga ee sanadka 1438-ka…. Read more »

Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay Ciida

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Shacabka Somaliland ugu Hambalyeeyey Munaasibadda Ciidul-fidriga

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka xildhibbaanada Golaha, hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha… Read more »

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo xaqiijiyey Ciidda

Hargeysa (Waaheen) – Wasiirka diinta iyo aw qaafta Somaliland sheekh khaliil Axmed ayaa waxaa uu ku dhawaaqey in ay maalinta bari ay tahay ciid ka dib markii curashada bisha shuwaal… Read more »

Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeisa Oo Fariin Udiray Shacabka Hargeisa Iyo Somaliland

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

24 June 2017 TACSI GUDDOOMIYE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa… Read more »

Bulsho uu qof weliba xumeeyey intii itaalkiisa ahayd!

Jiritaanka bulshadu waxa uu ku dhisan yahay isku tiirsanaanta iyo is-taageeridda xubnaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo mid weliba uu kabniin u yahay midka kale, jiritaanka xubin welibana ay… Read more »

Garaad Ka soo Jeeda Sool Oo In Aaney Somaliland Daacad Ka Ahayn Heshiiska Ay Khaatumo Kala Saxeexdeen

Hargeysa (Waaheen) – Garaad Maxamed Garad Saleeban oo ka tirsan madax dhaqameedka gobalada Sool , Sanaag iyo Cayn ayaa waxaa uu sheegay in aaney Somaliland daacad ka aheyn heshiiska la kala… Read more »

Amarre askari daacad ahaa oo dalkiisa u adeegaay.

llahay ha u naxariistii waxa shalay shil gaadhi ku dhintay askari ciidanka Booliiska ka tirsanaa oo ku magac dheeraa Amarre, waxa uu muddo dheer ka shaqayn jiray Kaantaroolka galbeed ka… Read more »

© 2017 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Eagle Tech.