Author Archives: Maxamuud Jama

e-Dahab

Shirkada Isgaadhsiinta Ee Somtel oo Furtay Adeega E-Dahab.

Hargaysa(Waaheen):- Shirkada Dhinaca Isgaadhsiinta Ee Somtel Ayaa Waxaa Ay Maanta Xaflad Baladhan U Qabatay Daah-furka Adeega Cusub Ee E-Dahab . Munaasibadan Oo Ka Dhacdey Hotel Guleed Ee Magaalada Hargaysa Ayaa… Read more »

diyaarad

Daawo: Diyaaradii ugu horeysay ee Bilaa Shidaal ah oo la Tijaabinayo Duulimaadkeeda.

garoonka

Madaarka Muqdisho oo noqday ka ugu Casrisan Geeska Africa ka dib Dhismihi Turki-ga

Muqdisho(Waaheen) Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, oo dibudhis ballaadhan uu ku sameeyay waddanka Turkigu, wuxuu noqday mid guud ahaanba uu is balay muqaalkisi quruxeed. Sidaad sawirada ka aragtaan, waxaa garoonka… Read more »

1240188_205060339668725_341206006_n

Rajab Dayib Erdugan Waa Nin Noocee ah.

Magaciisa oo buuxa waa Raccep Tayyip Erdogan. Waxa uu ku dhashay magaalada Istanbul 26-kii February 1954.  Waa madaxweynihii 12-aad ee Turkey. Muddadii u dhexeysay 1994 iyo 1998 waxa uu ahaa… Read more »

ff

Top 10 Qualities of a Great Lawyer‏

Lawyers have existed since ancient times, developing rules in an attempt to maintain peace and order in communities. Today, lawyers can be found all over the world. What does it… Read more »

qor5

waa kuma Taliye Aamin???

haddaanu nahay xildhibaanada,,cuqaasha, odayasha, dhalinyaradda, culimo aw dinka, haweenka iyo ganacsatada Degamadda sheekh. waxaanu la yaabanahay qaar ka mid ah Website-yada oo aanu ku aragnay maqaal laga qoray taliyaha Booliska… Read more »

Maqaal

Shacabka Ka Adag Xukuumadd Komishin Wadato By Mukhtar Cilmi‏

Muranka maanta taagan una dhaxeya xukuumadda ,axsaabta , shacabka  waa komishinka doorashooyinka oo laga sugayo shaacista wakhtiga doorashooyinka somaliland ee 26 june 2015 dhici doona, iyadoo lala war wareegayo muddo… Read more »

qor

Qabyaalada uu Xisbiga wadani doonayo in uu kursiga ku hanto iyo argatida shacabka reer Somaliland kala durugsana

  Waxa aan halkan ka salaamaya shacbi waynaha reer Somaliland iyo saxaafada madax banaan iyo inta lexjecladu ka hayso wadanka,                                                                hadii aan u soo dego dulucda  hadalkayg        27/01/2015  … Read more »

Booliiska_Talyaaniga-Hawlgalo-2015

Talyaaniga oo Xabsiga ku Guray 160 Maafiyo ah.

Waxa kale oo la Xidhay Xildhibaano iyo Qareeno lagu eedeyey in ay Xidhiidh la leeyihiin Maafiyada Roma(Waaheen) Booliiska dalka Talyaaniga ayaa subaxnimadii Arbacada hawlgalo balaaran ka fuliyey gobalada waqooyiga iyo… Read more »

© 2015 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.