CiroWadani20 IMG_7421-777x437 Capture ty Gudoomiye Ciro Berbera Town and Port duulaan siila hub imigration

Waaheen News

CiroWadani20

Maal Mahan Waxaa Soo Baxay Qaar Maryo Cad-cad Oo Wixii KULMIYE ka Baxa weeraraya”Guddomiye Cirro

Hargeysa (Waaheen)-Guddoomiyaha Golaha Wakilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdirxamaan Maxamed Cabbdilahi Cirro,ayaa maanta xilkii u kala wareejiyey Hoggaankii Hore ee ku meel Gaadhka ahaa ee Garabka… Read more »

IMG_7421-777x437

Wasaaradda Warfaafinta Oo Xarun Cusub Ka Hirgalisay Gobolka Awdal

    “Tv-ga Iyo Ilaacada Radio Hargaysa Oo Barnaamijyo Live Ah Ka Soo Tabinaayay Studio Casri Ah Oo Laga Dhisay Boorame.”.     Hargeysa (Waaheen) – Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa… Read more »

Capture

Daawo: Telesom oo Dhaqaale ugu Deeqday Sadex Mashruuc oo danta guud ah‏

Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom ayaa kaalmooyin dhaqaale ku wareejisay gudiyada gacanta ku haya hirgelinta sadex mashruuc oo waxtar weyn u leh bulshada lagana fulinayo caasimada Somaliland. mashaariicdan oo kala ah dhismaha… Read more »

ty

Guddoomiyaha Gobolka Marood-jeex Ee Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul U Canbaareeyay Weeraradii Dicisoobay Ee Lagu Qaaday Masuuliyiin Xisbiga WADDANI Ah.‏

Guddomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md . Siciid Muuse Bustaale wuxuu si adag u canbaaraynayaa, isagoo ku Haddlaya magaciisa ka hoggaanka gobolka maroodi-jeex iyo tageerayaasha gobolka… Read more »

Gudoomiye Ciro

Daawo: Gudoomiye Ciro oo Weerarkii lagu qaaday Barkad ku sifeeyey RRU Dharcad ah.

Berbera Town and Port

Daawo: Badhasaabka Saaxil Oo iska Leexiyey Eedo loo jeediyey.

duulaan

Duulaanka Sucuudigu Ku Qaaday Yemen Oo Saamayn Ku Yeeshay Duulimaadyada Somaliland

Sanca(Waaheen)Duulaanka Dalka Sucuudiga oo 9 waddan oo khaliijka Carabta ah kaashanayaa ku qaaday Yemen, ayaa saamayn ku yeeshay Duulimaadyada Somaliland. Diyaarad ka soo duuli lahayd Magaalada Dubai oo shirkadda Daalo… Read more »

siila

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya.

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Bank horumarinta ee KFW, oo ah bank laga leeyahay dalka Jarmalka. Bangiga KFW,… Read more »

hub

Kenya Oo Lacag Badan Hub Kaga Soo Iibsatay Waddamo Ku Yaalla Bariga Yurub

Kenya(Waaheen)-Machadka Caalamiga ah ee Baadhitaanka Nabadda Stockholm ee magaciisa loosoo gaabiyo (SIPRI) Stockholm International Peace Research Institute, ayaa warbixin uu dhawaan soo saaray wuxuu ku sheegay in hub culus oo… Read more »

imigration

Ciidanka Laanta Socdaalka oo qab qabtay koox Hargeysa ku samaysa Baasaaboor Somaliga la mamnuucay iyo Ajaaniib Doolarka madow Maydha

  Booliiska oo ku gacan-saydhay Xildhibaan Nac-nac oo ka dalbaday in loo sii daayo Hargeysa(Waaheen) Ciidanka Laanta Socdaalka ayaa toddobaadkan qab qabtay laba kooxood oo ahaa Silsilado sameeya Baasaaboorka Somaliga… Read more »

saylic sax.JPG

Madaxweyne Kuxigeenku Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Dalka Ka Anba Baxay Iyo Ujeeda Safarkooda

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabilaahi Ismaciil Saylici Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Ayaa Maanta Dalka Ka Anba Baxay Iyagoo U Sii Jeeda Wadamada Maraykanka Iyo Canada Oo AY Kulamo… Read more »

xis

Taageerayaal ka soo Jeeda Beesha Gabooye oo Muujiyey Taageerada ay u hayaan Kulmiye.

Hargeysa(Waaheen) Xisbiga Talada dalka haya ee kulmiyen ayaa Shalay  Munaasibad Balaadhan oo ilyartu is qabtay  ku soo dhaweeyay tageerayaal  ku soo Biiray Xisbiga Kulmiye. Tageerayaashan oo Ka soo jeeda Beesha… Read more »

ciidanka

Maxkamada Ciidamada Qaranka oo Dil ku Xukuntay Askarigii Ganacsadaha Dilay.

Waxa kale oo 10 Sanno lagu Xukumay Askarigii la joogay Hargeysa(Waaheen) Gudoomiyaha Maxakamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland Gaashanle Sarre  Yuusuf  Faarax Sharmaarke  ayaa sheegay in Maxakamaddu xukun dil ah… Read more »

2

Ganacsatada Baabuurta Soo Dajisa oo Sheegay in aanay Wax Baabuuraha oo Danbe soo Dajinayn.

Hargeysa(Waaheen) Ganacsatada Baabuurta soo Dajisa ee Somaliland ayaa Sheegay in aanay Wax baabuur ah soo dajinayn isla Markaana wasiirka Hawlaha guud ku eedeyey in Lacagta lagu soo roogay Baabuurta ay… Read more »

sala

Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska Somaliland oo ku Geeriyooday Talyaaniga.

Hargeysa(Waaheen) Alle Ha U Naxariistee waxa Waddanka Talyaaniga ku geeriyooday  Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre ( Cilmi Kabaal ) Marxuumka ayaa haatan ahaa Suldaan ka mid… Read more »

ax

Xil.Axmd-Yaasiin Oo Sheegay In 8 Dal Oo Xilligii Rayaale Baasaboorka Somaliland Fiisaha Ku Bixin Jiray Ay Imika Ku Soo Urureen 2 Keliya

Hargeysa (Waaheen)-Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo ka mid ah Xildhibaanaha Golaha Wakiilada Somaliland, waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka,… Read more »

jidka wajaale

Shacabka Tog-Wajaale oo Cabsi ka qaba Daacuun ka dilaaca Dooxa mara + Baaq ay Madaxweyanaha u direen

Tog-wajaale ( Waaheen) – Magaalada Tog-wajaale oo ah magaalo ganacsiyeed ay shacab aad tiro badani ku nool yihiin ayaa waxay qaylo dhaan dheer u direen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamed… Read more »

uk_map-cardiff.gif

Golaha Deegaanka ee Magaaladda Cardiff Oo Cod U Qaadaya Madax Banaanida Somaliland

Cardiff (Waaheen) Mudaneyaasha Golaha Deegaanka ee Magaalo Madaxda Gobolka Wales ee Cardiff oo ka mid ah Afarta Gobol ee ay ka kooban tahay Boqortooyadda Ingiriiska ee loo yaqaan Great Britain,… Read more »

baashe

Gudoomiye ku xigeenka Wakiilada Somaliland oo sheegay inay Somaliland Dunidu Hagratay.

Hargeysa (Waaheen)-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax Iyo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo u Kicitimay dalka Uk oo kaga qaybgalayaan Mooshin Ajandihiisu yahay Qadiyada Madaxbanaanida… Read more »

fahmi

31 tan oo iskaraab ah oo la sheegay in Berbera laga rartay.

waxa kale oo jira Cadad ay Boolisku Joojiyey Iyo Nuxurka Amar Ka Soo Baxay Badhasaabka Gobolka Saaxil Berbera (Waaheen) – Badhasaab ku xigeenka gobolka Saaxil, Xaamud Cabdillaahi Xuseen iyo Taliyaha… Read more »

© 2015 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.