warkii berbera DSCF5772 sxb xildhibaan-Obama-300x274 Cabdikariib-Guuleed-qado-sharaf Xooga21 shir asma xaabsade

Waaheen News

warkii

“Shacabka Somaliland waxanu u shegeynaa in Xukumada Siilaanyo tahay Cadceed Casar Joogta”Suldaanka Guud Beelaha Suber Awal.

Hargeysa(Waaheen) Qaar ka mid ah Salaadiinta Beesha Suber Awal oo shirjaraa’id ku qabtay goordhawed Hotel Xaraf ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in aanay taageerin Xukumada Madaxweyne Siilaanyo, iyaga oo sheegay… Read more »

berbera

Golaha Wakiilada Somaliland oo Cod dheer ku sheegay inaan la wareejin Karin Haamaha Shiidaalka ee Berbera.

Hargeysa(Waaheen)Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Fadhi ay maanta yeeshay aa la horkeenay Moshin ka dhan ah in la wareejiyey Haamaha shiidaalka Berbera. Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo si wayn uga soo horjeestay… Read more »

DSCF5772

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Tobabar u furay ilaa 50 Suxufi oo ka kala socda Gobolada Somaliland.

Hargeysa(Waaheen)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa 50 Weriye oo isaga kala yimi gobollada kala duwan ee dalka tabobbar muddo saddex maalmood ah socon doona Sabtidii Maanta uga furay Huteel… Read more »

sxb

Xildhiban Cali Mareexan oo Guddoomiye Cirro u Hanjabay

Hargeysa (Waaheen) Xildhibaan Cali Mareexan oo ka mid ah Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ugu hanjabay in haddii cod loo qaaddo Soo jeedinta Gudida Gudi hoosadka Ilaalinta… Read more »

xildhibaan-Obama-300x274

“Kaydka Shiidalka ee Berbera waxa Sannadkan ka soo Xarooday 24 Milayn oo Dollar” Xildhiban Obama

  Hargeysa (Waaheen) Gudi hoosadka  Ilaalinta Hantida Qaranka  iyo Dabagalka Musuq maasuqa  ayaa  Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland ka hor akhriyey Warbixin ay ka Diyaariyeen kulamo ay la… Read more »

Cabdikariib-Guuleed-qado-sharaf

Somaliya: Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo lagu dhawaaqay.

Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Goor-dhow kaga Dhawaaqay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud Golihiisa Wasiirrada oo ka kooban 24-wasiir, 24-wasiir ku xigeen iyo afar wasiir-u-dowle, iyadoo Golaha Wasiirradan… Read more »

Xooga21

Ciidamado Soomaaliyeed Oo lagu badalayo Kuwa AMISOM Ee Somaliya ka hawl gala

Muqdisho(Waaheen)-  Boqolaal ka mid ah Ciidanka Dalka Somaliya, ayaa waxaa tababar loogu soo xidhay Xerada Ciidanka Militariga Jazeera, oo ku taala Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir.   Abaan Duulaha Ciidanka… Read more »

shir

Nuxurka Qodobo laga soo saaray Shirkii Beesha Abokor Muuse (Ciidagale) oo soo xidhmay.

Hargaysa(Waaheen)Shirweynaha Talo-wadaag oo labadii maalmood ee u dambeeyay (27th – 28 August) Beelwaynta Abokor Muuse oo ka mid ah beelaha  Ciidagale uga socday degmada Sallaxley, waxa ka qayb-galay 600 oo… Read more »

asma

Kenya: Haweena ka tirsan Al shabaab oo madaxeeda la dul dhigay $20,000

Nayrobi(Waaheen)-  Booliska Kenya, ayaa maanta adduun lacageed oo dhan labaatan kun oo dollarka Mareykanka ah, waxa ay dul dhigeen haweeney lagu magacaabo Rukia Mbarak Faraj. Haweeneydan, ayaa waxaa la sheegay… Read more »

xaabsade

“Puntland Magac Mooyane Ma Jirto ,Ciidamo Ma Leh ,Maxkamad Maleh ,Sharcina Maleh “Xaabsade.

Garoowe(Waaheen) Axmed Cabdi Xaabsade Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland oo kamida siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka sool lakiinse u shaqo tagay maamul goboleedka Puntland ayaa ka dayriyay awooda malatari ,mida… Read more »

madaxdhaqameed

Daawo: Madaxdhaqameedka Degmada Axmed Dhagax oo ka hadlay rabshado ka dhacay Masalaha.

100_2305

Machadka Imaamu Ibnu Baaz Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyey Laba Boqol Iyo Toddobaatan Arday Oo Machadkaasi Ka Bartay Shareecada Islaamka.

Hargaysa(Waaheen):-Munaasibad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey dufcadii siddeedaad ee barata culuumta shareecada islaamka kana qalin-jabisa Machadka Imaamu Ibnu Baaz ayaa magaalada hargaysa ayaa manta lagu qabtay hotelka Ambassador ee Magaalada Hargaysa. Ardaydan… Read more »

dheeg

Daawo: “Somaliland Geedi bay ahayde waxay degtay Deegaankii Qabyaalada…..”Xildhibaan Dheeg.

Boqor-Cismaan-Buurmadow

Boqor Cismaan Buurmadow waxaan leeyahay arimaha dhaqanka iyo kuwa Siyaasadda yaan isku jeeb lagu ridin!!!!!

Boqor Cismaan Buurmadow oo ka midda Madaxdhaqameedka Beeshayda, isla markaasinna ah nin aftahamaa, oo kalsooni iyo taageero intaba aan u hayo shaqsiyan ayaa, ( hadal korka dhaqan hoosta ka siyaasadda… Read more »

Maxjar4

Dawladda Sucuudiga oo xidhay maxjarkii sadexaad ee dhawaan laga furay magaaladda Berbera

Dawladda Somaliya oo gudbisay Dacwad ku lidi oo ay ku sheegtay in uu Nabadgelyadda Berbera Khalkhal galinayoSucuudiga(Waaheen) Dawladda Sucuudiga ayaa la sheegay inay soo saartay qoraal rasmi ah oo ay… Read more »

khadka.jpg

Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland oo Beenisay in Dawlada Hoose laga joojiyey Kabkii

Hargaysa(Waaheen)Wasiir Ku xigeenka Maamulka iyo Degmooyinka ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Axmed Cadare ayaa waxba kama Jiraan ku sheegay Wararka Sheegaya in Hanti Dhawrka Qaranka Somaliland Joojiyay Kabkii Dawladaha Hoose… Read more »

DSC_0323 (1).JPG

Madaxweyne Siilaanyo Oo shahaadoyin Gudoonsiiyey Ardayda ka baxday Jaamacada Camuud ee Boorama + Sawiro

Booramea(Waaheen)Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka subaxnimadii hore waxa uu safar ugu baxay Gobolka Awdal gaar ahaan magaalo madaxdiisa Boorama oo uu kaga qaybgalay Qalinjebinta Dufcadii… Read more »

siilaanyo safar

Madaxweyne Siilaanyo oo Safar ku tagay Gobolka Awdal

Hargeysa(Waaheen)Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta safar ugu kicitay xarunta gobolka Awdal ee Boorama.   Safarka madaxweynaha somaliland oo ay ku weheliyaan xubno ka mid ah golahiisa wasiirada… Read more »

Daawo

Daawo: Barnaamijka Milicsiga SIyaasiga ee UTv Dr Axmed Xuseen Ciise

habarjeclo

Shirka Beesha Solomadow uga socday Qurilugud oo la soo gabo gabeyey.

Qorilugud(Waaheen) Shir balaadhan oo maal mihii u danbeeyay ka socday Degmada Qorilugud, ayaa u soo dhammaaday beesha Solomadow oo ka tirsan beelaha Habarjeclo. Shirkan ayay beesha Degaanka Degmada Qorilugud oo… Read more »

© 2015 Waaheen Media Group. All rights reserved. XHTML / CSS Valid.
Proudly designed by Theme Junkie.