Beel Somaliland Degta Oo Ku Dhawaaqey Jabhad Dagaalanta Iyo Shir Ay Iskugu Imanayaan

0
945

Hargeysa (Waaheen):- Madax dhaqameedka Beesha Madhibaan oo ka tisan BeelahaGabooye oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ku dhawaaqeen shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan .

Sidoo kale Madax dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen in ay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen .