General Morgan Oo Ka Hadley Dagaalka Tukoraq Hanjabaad-na Diray

0
291

Nairobi (Waaheen)- General Morgan ayaa waxaa uu ka hadley dagaalka Tuko-raq waxaana uu sheegay in dagaalkaas u uyahay mid ay Somaliland gardaro ku soo qaadey isla markaana uu ugu baaqayo in ay dib uga noqdaan deegankaas .

Sidoo kale Gen Morgan ayaa sheegay in gobalada Sool , Sanaag iyo Ceyn ay yahiin dhulka ay leedahay maamulka Puntland