Badda Berbera Oo Liqday Dhalinyaro U Dalxiis Tagtay + Muuqaal

0
322

Berbera (Waaheen):- Xeebta Batalaale ee badda magaalada Berbera ayaa waxaa ay galabta liqday laba wiil kuwaas oo ka mid ahaa dhalinyaro badda uga dalxiis yimid magaalada Burco

Laba Wiil ayaa mid ka mid ah la bad baadiyey halka mid kale-na isaga oo meyd ah badda laga soo saaray waxaana wiilka dhintay la odhan jiray Alleh ha u naxariistee Farxaan Ibraahim Diiriye