Wasiirka Gaashaan dhiga Somaliland oo Faah faahin dheeraad ah ka bixiyey Dagaalkii Tukaraq

0
380

Hargeysa (Waaheen):- Wasiirka wasaarada gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxaa uu goor dhaweyd ka hadley dagaalkii saaka dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland .

Wasiirka ayaa sheegay in Somaliland ay dagaalkaas ay guulo ka soo hoysay isla markaana ay Somaliland gacanta ku dhigtey ciidamo ka tirsan Ciidanka Badda Puntland oo dagaalka ku jiray kuwaas oo hada maxaabiis ahaan loo hayo