Madaxweyne Muuse Biix Oo Safar ugu baxay Deegaanadii ay Duufaanadu saameeyeen

0
259

Hargeysa (Waaheen) – Wafti uu hogaaminaayo madaxweyne ku xigeenka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhaweyd madaarka Hargeysa kaga dhoofay diyaarada Helicopter ah.

Madaxweynaha ayaa waxaa uu safarkiisan ku tagi doonaa deeganadii ay ku dhufatey duufaantii isla markaana waxaa safarkiisan ku wehelinaya xubno wasiiro ah oo ay ka mid yahiin wasiirka arimaha dibada , wasiirka cadaalada iyo wasiirka Beeraha .