Agaasimihii Fulinta Xisbiga WADDANI Baashe Yuusuf Oo Iscasilay

0
96

Hargeys (Waaheen)-Agaasimaha Fulinta Xisbiga WADDANI Baashe Yuusuf ayaa sheegay inuu xilkii xisiga ka tagay isla markaana uu iskaga casilay hawlo u gaara.

Nuxur ka mida warqada is casilaadan oo xafiiska war qabadka ee hadhwanaagnews soo gaadhay ayaa u dhigna sidan