Xukuumada Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya oo markii u horeysay isku shaandhayn lagu sameeyey

0
309
Shir ay yeesheen xubnaha gudiga fulinta iyo golaha dhexe oo socday shalay iyo maanta ayaa waxaa lagu sameeyey iskushaandhayn xafiisyada kabinetka iyo qaar  kamid ah Gobolada Ddsi. Shirkan ayaa waxaa hogaaminayey gudoomiyaha X.D.Sh.S.I mudane maxamad rashiid isaaq iyo Gudoomiye kuxigeenka X.D.SH.S.I ahna madaxweynaha DDSI mudane Cabdi maxamud cumar
Hadaba, iskushaandheyntan ayaa waxay udhacday sidan hoos kaaga muuqata
1.      Marwo fartuun cabdi mahadi waxa loonadley madax maalida ee ddsi
2.       Mudane Ahmed Cabdi waxaa loo badaley Madax wazaarada Biyaha ahna xubin gudiga fulinta
3.      C/xakiin cigaal Cumer waa xubin gole dhexe ah ahna madaxa xafiiska pcdp
4.      Marwo sucaad axmed farax meesheedii
5.

Mudane khadar cabdi ismaciil madaxa xarunta dhexe ee xdshsi

6.      Mudane Hamdi aadan cabdi madaxwayne kuxigeen ahna wasiirka Cafimadka.
7.      Mudane suldaan kheyre wuxuu noqday xubin gudi fulin ah wuxuuna joogayaa xafiis kiisii
8.      Marwo maajida maxamed oo ahayd wasiirka xafiiska xoolaha waxay noqotay wasiirka madaxtooyada
9.      Mudane cumar maxamed wuxuu joogaa meeshiisii
10.  Mudane ibraahin cali wuxuu noqday wasiirka sceice and technology ga
 Mudane Baashe Cabdi Ismaaciil wuxuu tagey wasiir kuxigeenka xafiiska sceice and
11.  Mudane fu aad jaamac walaabi wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska
12.  Mudane maxamad rabiic xaji c/qaadir wazirka dakhliga
13.  Mudane C/laahi garbo wuxuutagay  xafiis ka hortaga iyo udiyaagarawga masiibooyinka DDSI
14.  Mudane Haaruun yuusuf cabdi wasiirka ganacsiga gaadiidka iyo warshadaha
15.  Marwo Raxma maxamud halkeedii ayay joogaysaa
16.  Mudane C/mahad maxamed cabas wasiirka horumarinta xolo-dhaqata iyo reer guuraga
17.   Mudane gamaal Farax warmooge wuxuu tagay xafiiska horumarinta magaalooyinka iyo dhismaha DDSI
18.  Mudane ibraahin aadan mahad wuxuu joogi meeshiisii
19.  Mudane C/Jamal axmed qaloonbi meeshiisii ayuu joogaa
20.  Mudane jamaal cismaan qorane wuxuu noqday xubin gudi fulin ah
21.  Mudane miig bile waxa loo badley  xafiiska tababarada xirfadaha iyo farsamada DDSI
22.  Eng. Asad cumar wuxuu joogaa meeshiisii
23.  Mudne rashid jamac sheer wuxuu noqday wasiir kuxigeen
24.  Mudane xasan aadan xasan wasiir kuxigeen.
Gudomiyeyaasha gobolada ee cusub
1.      Mudane cabdi casiis Ahmed Habiye oo ahaa Gud degmada shabeeley ayaa waxa uu noqdey gudoomiyaha gobalka qoraxay
2.      Mudane Muxumed Xassan suufi oo ahaa mayarka maamulka magaalada dhagaxbuur wuxuu noqdey Gudomiyaha Gobolka jarar
3.      Mudane Xabiib Adan oo ahaa gudoomiye degmo waxa uu noqdey gudomiye Gobol
4.      Mudane maxamed cali oo ahaa madaxa xafiiska waxbarashada gobolka faafan waxa uu noqdey Gudoomiyaha gobalka dhawa.